Ma u malaynaysaa in Garaadka Macmalka ah (AI) uu yahay kaliya aalad lagu fududaysto shaqada, mise waa heer cusub oo aqoonta bini-aadamka ah oo aan horay loo arag?
Xalqadan cusub ee Podcast-ka, waxaan ku falanqaynaynaa:
Halkee ayuu ku egyahay caqliga aadanaha, halkuuse ka bilaawdaa kan AI?
Sidee loogu beddelaa AI macallin kuu dhisa garaadkaaga, halkii aad kaga tegi lahayd inuu isagu kuu fekero?
Sidee dhalinyaradeena ay uga faa'iideysan karaan mawjaddan si ay u horseedaan horumar aqooneed?
Haddii aad rabto inaad fahamto halka dunidu u socoto, xalqadan ha moogaan! ๐
#AI #GaraadIyoMashiin #SomaliTech #ArtificialIntelligence #PodcastSomali #Mustaqbalka