Nabadjire Podcast

Nabadjire Podcast

By PDRC PodcastsNewsPolitics
Download on the App Store

Nabadjire Podcast episodes

  • Nabadjire Podcast Episode 1
    Nabadjire Podcast waxaa la bilaabay sannadkii 2025 iyadoo uu hindisay PDRC. Ujeedada podcast-kan waa in la falanqeeyo arrimaha khuseeya bulshada Soomaaliyeed sida Nabadda iyo Amniga, Maamul-wanaagga, Horumarka, Dhaqanka iyo Dalxiiska. Waxaan isku xiraynaa xog, cilmi-baaris iyo mowduucyada muhiimka ah ee taabanaya bulshada. Waxaan martiqaadeynaa khubaro, hoggaamiyeyaal, aqoonyahanno, fanaaniin, suxufiyiin iyo dad kale oo saameyn leh, si aan u fahanno xaaladaha jira, u kobocno, una gacan ka geysanno bulsho Soomaaliyeed oo ka wanaagsan dunida dacaladeeda.

    About Nabadjire Podcast

    Meaning “bearer of peace,” the Nabadjire Podcast was launched by PDRC in 2025 to foster meaningful conversations on critical topics for Somalis worldwide—from Peace & Security and Governance to Development, Culture, and Tourism. By bridging data-driven research with real-world issues, we bring together experts, leaders, academics, journalists, and cultural figures to share insights, spark dialogue, and inspire action. Together, we explore solutions, celebrate Somali heritage, and contribute to a stronger, more united global Somali community.
    31 min

About Nabadjire Podcast

From the publisher's feed

Nabadjire Podcast waxaa la bilaabay sannadkii 2025 iyadoo uu hindisay PDRC. Ujeedada podcast-kan waa in la falanqeeyo arrimaha khuseeya bulshada Soomaaliyeed sida Nabadda iyo Amniga, Maamul-wanaagga,…