Nala Cawee Podcast
Download on the App Store

Nala Cawee Podcast episodes

  • Trailer - Nala Cawee Podcast

    Kusoo dhawoow Nala Cawee Podcast oo ay idiin daadihin doonaan Noura, Amaal, Nasrin & Amaal Mahamed. Podcast kani wuxuu noqon doonaa goob aad ka heli doontid information faa'iido leh yadoo loo soo gudbin doono qaab wada sheekaysi ah iyo ra'yi iswaydaarsi. 

    Ku xidhnow Nala Cawee Podcast oo bishii laba jeer aad heli doontid xalqado cusub oo xiiso leh. Dhagaysi wacan. 

    3 min

About Nala Cawee Podcast

From the publisher's feed

Podcast for entertainment and educational purposes