Ku soo dhowaada Barnaaminka Kulanka Axadda oo aad axad kasta kala socotaan Codka Nasir Cadceed. sii qaybi... more
FAQs about Nasir Cadceed:How many episodes does Nasir Cadceed have?The podcast currently has 8 episodes available.
April 12, 2021Axkaamta Bisha RamadaanAxkaamta Bisha Ramadaan oo kooban, Wax ka ogow qayb kamid ah arrimaha bisha soonka ku saabsan, Goorma ayaa la waajibiyay? Meeqa soon ayuu nabiga soomay? Maxaa soonka buriya, Maxaa soonka u fiican?...more20minPlay
April 10, 2021Qiso aad u xanuun badan iyo dhibka Xanuunka isku buuqaWaa Qiso aad u xanuun badan oo ku dhacday Maxammed Deeq, wuxuu nala wadaagay dhibkii uu ka soo maray xanuunka isku buuqa walalka iyo walbahaarka, sidoo kale wuxuu nala wadaagay sida uu dhibkas uga baxay....more20minPlay
January 31, 2020Aayadaha XasiloonidaAayadahan waxaa la dhahaa Aayadaha Xasiloonida, Waa aayado Nabiga ku soo degay isagoo xaalada adag ku sugan, ilaahayna uga qaaday wixii haystay. Culumada oo u kuur galay aayadahan waxay soo ogaadeen in aayadahan yihiin kuwa saamayn leh. ilaahay ha nagu anfaco dhibkana hanaga qaado....more6minPlay
December 26, 2019Sidee ku hormarin kartaa NaftaadaErayga hormarinta nafta ama waxa loo yaqaan self-developemt, waa eray ku cusub dadka Soomaaliyeed, wayna adagtahay in aad qofka u sharaxdid sida ay muhiim u tahay hormarinta nafta. Aduunka aan maanta ku noolnahay ee hormaray lacago badan ayaa lagu bixiyaa sidii qofka loo hormarin lahaa shirkado badan ayaa u furan la talinta iyo hagaajinta qofka. Waxaan rabaa in aan kula wadaago 3 arrin oo sabab u noqon karta in aad ka cabsatid hormarinta naftaada, isla markaana waxaan kula wadaagi doonaa shan arrin oo sabab u noqon karta ama kuu horseedi karta hormar iyo noolal aad ku qanacsantahay....more18minPlay
December 25, 2019Sida loo qaato go'aamada iyo sababaha tala xumada keenaMa sahlana in qofku go'aan qaato, saas dardeed, Barnaamijkaan waxaan uga hadlaynaa calaamadaha lagu garto qofka go'aanka leh, sidoo kale calaamadaha qofka go'aanka aan lahayn. iyo qodob kuu sahli kara qaadashada go'aamo caafimaad qaba....more11minPlay
December 15, 2019Weli busaarad, shiit ma noqotay? Episode 3 - Nasir CadceedLacag la’aan dhaqaale xumo iyo baahi dad kale qofkasta qatar ayuu ugu sugan yahay!! Saas ay tahay waxaa fiican in aad dadka maarantid, haddaba Sidee uga maarmi kartaa dadka kale? Sidee Dhaqaale u samaysan kartaa?...more10minPlay
December 14, 2019Bustaha hoostiisa iyo kala hadaaddaEpisode 2 - Nasir CadceedWaa subax sabti ah jawi qaboow macaan yahay, dad badan bustaha ku hoos jiraan. Dhagayso barnaamij laga yaaba in aad iska dhex maqashid. Nasir Cadceed. 2019...more7minPlay
March 17, 2019Ha dhiman intaadan dhiman ka horWaxaan uga hadlayaa oo talo siinaya dadka Cabsida geerida iyo sida aad uga gudbi karan....more10minPlay
FAQs about Nasir Cadceed:How many episodes does Nasir Cadceed have?The podcast currently has 8 episodes available.