Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
November 23, 2020Wakhtigan adag waxay ina xasuusineysaa muhiimadda bulshada.Maxay tahay waxa aad tari kartid bulshadan oo aad ku bedeli kartid aduunkan.6 minPlay
April 02, 2020Wakhtigu barako badanaa Alhamdulillah!Maxaanu kala kulanay oo nolosheenu sidee bey isku bedeshay illaa iyo xaaladan.10 minPlay
January 05, 2020Sanad cusub oo barakeysan aan idin rajeeyeyMa soo koobi karo dareenka uu leeyahay inaad heshid sanadka oo aad isku daydid sidii aad uga faaideysan lahayd. Farxad oo dhanna waxaa laga helaa inuu qofky isku xidho Rabbigii iyo guryahiisa cilmi u raadisto7 minPlay
November 28, 2019Beer midhaha wanaagaWixii aad beertid ayaad guraneysa. Hubso inaad beertid midho wanaagsan8 minPlay
November 22, 2019Maxay tahay micnaha noloshaada?Noloshan inaanu iska noolano keliya wey ka badan tahay.6 minPlay
October 28, 2019Baro nolosha kalaradeeda kala duwanNoloshu waa kalaro qurux badan oo miidhan oo haddana kala duwan. Ma taqaana kuwey yihin?5 minPlay
October 18, 2019Dhibkaaga ha yareysanWaxad noqotaa qof barta naftiisa iyo darenkiisa oo ilaaliya, daryeelana23 minPlay
October 15, 2019Waa maalin farxad badan AlhamdulillahAlhamdulillah safar dheer oo aan sahlaneyn ka dib waan ku guuleystay6 minPlay
October 13, 2019Ha deg deginDeg dega inta badan waxay keenta in la kufo. Deg degana faa'ido ma keeno.7 minPlay
October 10, 2019Sidee tahay maanta?Weli ma isla faadhisatay oo ma is weydlisay sida aad tahay? Ma fiican tahay? Waxa kuugu muhiimsan ee aad haysatid waa naftaada ee daryeel oo jeclow.8 minPlay