Qodobada ku maqleysiin Poddkan. Rug cusub oo looga hortagayo dhaqaqaaqyada iyo afkaaraha xagjirka ah oo laga furay Göteborg. Fiisaha shaqada Sweden oo noqtay wax laga macaasho. Ururka dhaqaatiirta caruurta oo ugu baaqay dhaqaatiirta in aysan u sammeyn hay’adda socdaalka baaritaanada lagu qiyaaso da’da dhallinyrada keligood dalka imaada. Iyo weliba qodob ku sabsan Sociala media.