Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,204 episodes available.
September 23, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhanXisbiga V oo ka hadlay Maxamed Cali. 25 sanno oo laga joogo markii Dawit Isaak lagu xiray Eritrea. iyo Xaywaanka Älg-ga oo leh shakhsiyado kala duwan...more3minPlay
September 22, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenDhallinyarada Sweden oo cabba cabitaannada tamarta si ka badan dhallinyarada W Yurub. Statens fastighetsverk oo doonaysa in xayndaab lagu wareejiyo safaaradda Israaiil. Dadka waaweyn oo si ka badan kuwa dada yar u isticmaala warbaahinta caadiga....more3minPlay
September 21, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenTirrada shilalkaey xayawaanka duurjoogta ahi sababaan ee ka dhaca waddooyinka Sweden oo kordhay. Andreas Almgren oo ku guuleystay dahabka Adduunka, dhigayna rikoor cusub oo Yurub ah. Labbo qof oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay degmada Partille....more2minPlay
September 18, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenHayadda Ilaalinta Asturnaanta IMY oo biloowday farriimo sms oo SD u diray dad badan. In ka badan 3.7 milyan oo qof oo horay codkooda u dhiibtay doorashadii sannadkan. Dugsi ku yaalla Oskarshamn oo la xiray kadib hanjabaad soo gaartay....more3minPlay
September 17, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenKa qaybgalka codbixinta doorashadan hadda ka sarre maray codbixinta doorashadii 2022-ka. Nin 21 jir ah oo ka tirsan shabakadda dambiyada Foxtrot oo Marooko lagu qabtay. Shaqo laaanta oo hoos u sii dhaceeysa, sida ey sheegay Arbetsförmedlingen-ka....more3minPlay
September 16, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen ”Cunto ku gubatay mikroweyfka” oo sababtay in dadka laga saaro centralstationenQofna uma dhiman toogasho bishii AgoostoUlla‑Lena oo ku guuleysatay dacwad ka dhan ah xukuumadda...more3minPlay
September 15, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenWeerarro waaweyn lalama beegsan doorashada Shaqo joojin loo qorsheeyay shirkadda King Maxaabiista xabsiyada Iswiidhan oo labanlaabantay...more3minPlay
September 14, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenMucaaradka oo weli hogaanka haya. In ka badan 4,500 oo dhacdooyin oo la xiriira doorashada oo loo gudbiyay hayadda doorashooyinka. Nynas oo labadii gole ee uu wakiilada kulahaa u muuqadaan inuu waayayo....more3minPlay
September 11, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenGoobaha codbixinta ee laga yaabo in codbixiyeyaasha si khaldan loogu diiwaangeliyey. Järfälla oo waalidiinta ku boorisay in maalmaha ugu dhow carruutooda iskuulka geeyaan kana soo kaxeeyaan.20 jir ka tirsan xisbiga Socialdemokraterna oo la weeraray...more3minPlay
September 10, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenXisbiga V oo weli ku adkeeysanayaa shuruuddiisa ah inuu ka mid noqdo xukuumadda. Howlgab badan oo doorta iney sii shaqeeyaan. Kadib weerarkii ka dhacay Dugsiga Fagersta, waxaa kordhay digniinaha & hanjabaadaha loo jeediyo iskuullada....more4minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,204 episodes available.