Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
August 19, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenHaweeney waayeel ah oo ku geeriyootay dab ka kacay UppsalaLaba qof oo la xiray kadib qarax ka dhacay MalmöXaaladda Skåne ee liigga biyaha oo deggan Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 18, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenCabbir cusub: Farqi weyn oo u dhexeeya xisbiyada Tidö iyo mucaaradka.Bangiga weyn oo beddelay saadaashiisii dulsaarka.Xukun ku dhacay nin gaari gabar ku dilay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more4minPlay
August 17, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenLiberalerna oo doonaya koox gaar ah oo soo celisa carruurta dalka laga saaroBooliska: Carruurta oo weli si la mid ah sidi hore loogu tashkiiliyo dambiyada12 gaari oo ku gubtay dab ka kacay Nykvarn Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. ...more3minPlay
August 14, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhen- Xukuumada oo gudi cusub u magaacabaysa si kharashka loo yareeyo.-Heerkulka oo sii kacaya meelo badan oo sweden ah.- Nooc jabtadaha oo laga helay sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more4minPlay
August 13, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhen-Liberal-ka oo balanqaadka doorashada raba in uu mushahaarka macallimiinta kordhiyo.- Haweenay xatooyo lagu xukumay Kalmar oo lamasaafurinayo.- Qiima dhimista shidaalka oo sicir-bararka hoos udhigtay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 12, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhen- Gabar yar oo tobeeneye jir ah ayaa shil mooto gashay.-Haweenay swedish ah oo lagu toogtay Lisbon.- Nin weyn oo ku dhawaacmay goob shaqo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
August 11, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhen-Hoos udhaca dhaqaalaha ayaa dhamaan doona sida ay sheegtay KI.- Haweenay ayaa xayaawaan badan hal guri ku haysay magaalada Göteborg.- Kulaylka oo todobaadkan gaari doona 28 digrii. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 10, 2026Wararka maanta iyo IswiidhenCodsiyada degmooyinka ee mamnuucista safarada didedda ee caruurta looga baqayo dhibaato oo kordhay. Dad yar ayaa ku dhintay biyaha bishii Luulyo iyo tartano isboorti ooa ka socda Yurub Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more4minPlay
August 07, 2026Wararka maanta iyo IswiidhenDigniin roob weyn oo wakhti da'aya oo laga soo saaray Norrbotten. Aqoonsi dahab ah oo si lama filaah an loo helay iyo wiil da' yar oo loo hayo tuhun diyaarin dil Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
August 06, 2026Wararka maanta iyo SwedenDeyrti oo ka curatay buuraha waqooyi Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.