Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
July 17, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenNin sawirro ka qaaday goob amni oo la xiray. Maxkamadda Racfaanka oo meelmarisay xukun hore loogu riday 2 nin oo loo heeysto dil ka dhacay xaafadda Biskopsgården. Buundada Öresund oo xirnaan doonta sababtida iyo axada shaqo ka socota halkaas awgeed....more3minPlay
July 16, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenXukummadda oo dooneysa inay caawiso waalidka heysta carruur xannuunsan Shiinaha oo aragti wanaagsan laga qabo marka lala barbardhigo Mareykanka Kooxaha dambiyada abaabulan ee Isbeyn....more3minPlay
July 15, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenCiladda Taxi Stockholm oo dhamaatay Farmashiyeyaal xiran xagaagan Koror ku yimid iibka dharka iyo kabaha...more3minPlay
July 14, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenKulayl ku soo wajahan goobo dhowr ah Mukhaadaraad badan oo la qabtay Xisbiyo badan oo doorashada iska diiwaan-geliyey...more3minPlay
July 13, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenDab ka kacay keyn ku taal koonfurta dalka Siddeed qof oo ku geeriyooday biyo ay ku qarraqmeen bishii Juun Aabbe qoys martigeliya oo kufsi lagu tuhunsan yahay...more3minPlay
July 10, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenHelitaanka shaqada oo u sahlan imminka saraakiisha ciidamada Shaqaale miro -gureyaal ahoo loo oggolaaday shaqada Iswiidhen Nin ku jira dada 20-meeyada oo ka soo jeeda Malmö ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta dembi daroogo oo culus....more3minPlay
July 09, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenSharciyada oggolaanshaha shaqada BUP oo la shaqaynaysa xabsiyada rumaanka Dilkii Uppsala oo keenay in nin romaanka la dhigo...more3minPlay
July 08, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenIn ka badan tobankii arday dugsi sare mid ka mid ah ayaa laga joojiyay lacagta waxbarashada Saddexdii qof hal qof oo keliya ayaa ku baasa laysinka isku dayga koowaad Digniin: Gabdho dhallinyaro ah ayaa loo tarxiilayaa dalal ay khatar ku wajahayaan...more4minPlay
July 07, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenStockholm oo noqotay magaalo ay ku nool yihiin hal milyan oo qof Iswiidhishka dibadaha ku nool oo heleyay kaar codbixin Qiimaha cuntada oo sii dhacaya...more3minPlay
July 06, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenNin lagu dilay Uppsala Umuliso yar baaxad leh oo ka jirta gobalka Skåne Isticmaalka dhalinyarada ee aawooyinka cayilka oo koradhay ...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.