Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
June 18, 2026Wararka maanta iyo IswiidhenXukuumada oo baaris u saartay khatar habka dimoqraadiyada dalka kaga imaaneysa siyaasadda islaamka iyo islaamiyiinta. Arady la siiyay lacag magdhaw ah iyo Sweden oo iibsaneysa qalab dhiga miinooyinka....more3minPlay
June 17, 2026Wararka maanta iyo IswiidhenXisbiga SD oo doonayo in la adkeeyo joogista xildhibaanada ka gadooda xisbiyadooda ee baarlamanka. Xisbiga V oo soo jeediyay hindise aqalada la dego iyo nin loo heystay dambi dil oo maxkamadda Gävle sii deysay...more3minPlay
June 16, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenShantii arday ee dhigta fasalka 4aad oo mid ka mid ah aannu laheyn fahamka aasaasiga ah ee akhriska. Baarlamnka oo isniintii shalay u codeeyey xeer lagu magacaabo Vandel. Nin kooxaha Gangiska ka mid ah oo Turkiga lagu soo qabtay....more3minPlay
June 15, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenDhimistii canshuurta cuntada ee hirgashay 1-dii Abriil oo saameyn yeelatay. Wiil dayar oo dhammaadkii sannadkii hore gacanta looga jaray mindi baangad ah. Nin 34 jir ah oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta isku day basaasnimo....more3minPlay
June 12, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenTobannaan xarumo hoy oo loogu talagalay dhallinyarada oo la xiray. Duuliye SAS ah oo kokain dhiiggiisa ku jiray oo la xukumay. 118 qof ayaa helay taageerada dib u laabashada ilaa iyo hadda. ...more3minPlay
June 11, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenSicir-bararka ayaa kordhay. Shaqo laaanta oo sii yaraanaysa. Kiisaska kansarka xiidmaha oo si hore loo ogaado oo kordhey....more3minPlay
June 10, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenDhaqaalaha Sweden ayaa si lama filaan ah u koray bishii Abriil Gabar yar ayaa la weydiinayaa suaalo ku saabsan muuqaal dil toogasho ah Carruur badan ayaa qashin ururiyay...more3minPlay
June 09, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenShirkadaha waaweyn oo la filayo iney sare u qaadaan qiimaha qarashaadkooda dagaalka Iran awgii. Ceneterpartiet oo aan taageeri doonin Kristersson inuu noqdo raiisul wasaare. 2 nin oo lagu xukumay xabsi kadib markii ay dab qabadsiiyeen nin kale....more3minPlay
June 08, 2026Warark raadiyaha IswiidhenWasiirka arrimaha dibadda oo u safreysa dalalka Khaliijka. Hoggaamiye hore oo L ah oo hoggaaminaya xisbi cusub. Lacag celinta canshuurta oo bilaabanaysa toddobaadkan....more3minPlay
June 05, 2026Wararka maanta iyo iswiidhenNin ay muddo raadineysay Sweden oo lagu xiray Ciraaq. Xulka qaranka bareejo la gelay Giriiga ka hor safarkooda ciyaaraha koobka adduunka iyo gabar weli ku sii nool aqalka reer xanaano ahaan loogu geeyay...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.