Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
June 04, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan- Sicir-bararka oo kordhayboqolkiiba 0.8 bisha Maajo. - Dambiilayaasha la xukumay oo loo rari doono Estonia. - Mootooyinka korontada oo shilku ku badan yahay....more3minPlay
June 03, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan-Kala bar dadka iswiidhishku waa ku qanacsan yihiin xiriirka gogosha. -Gudoomiyaha baarlamanka oo diiday dib ugu codayntiinii muwaadinimada. -Xisbiga Vänster-ka oo mushariixiin ka saaray liiska doorashada soo socota. ...more3minPlay
June 02, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenDegmada Köping ayaa digniin (varsling) siisay 25 shaqaale oo ka shaqeeya xanaanada carruurta. Qof ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu ka qayb qaatay urur argagixiso. Dhammaan dabaaldegga ardayda ka qalinjabineysa dugsiga sare iyo kharashka 1.8 bilyan....more3minPlay
June 01, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ragga haya jagooyinka sare waxay qaataan fasax waalidnimo oo aad uga gaaban kan haweenka la midka ah. Shaqo la’aanta Sweden way yaraynaysaa – laakiin ma khusayso dadka shaqo la’aanta ahaa muddo ka badan hal sano. Awoodda wax‑iibsiga hawlgabka oo korodhay....more4minPlay
May 29, 2026Wararaka Raadiyaha Iswiidhan- Hanti badan ayaa lagu qabtay hawlgal qarsoodi ah oo laga sameeyay garoonka Arlanda. -Katja Nyberg (SD) ayaa laga eryay shaqadii booliska. -Wiil 18 sano jir ah ayaa loo haystaa dambi iskuday dil....more3minPlay
May 28, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan- Dacwadii ugu dheerayd ee Lundin oo lasoo afjaray. - Dowlada oo lacag daynsan doonta si hoos udhaca miisaaniyada loo daboolo. - IIbka makhaayadaha cuntada oo hoos udhacay. ...more3minPlay
May 27, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhen- Dadka kunool Stockholm oo ah dadka ugu cimriga dheer dalka. - Nin milyiin lacag ah ka soo gashay lacagta kaalmada, oo in uu soo celiyo laga dalbay. - Kooxda xeegada barafka ee Sweden oo rubuc dhamaadka soo gaaray....more3minPlay
May 26, 2026Wararka maanta iyo IswiidhenQashinka uu isticmaalo qofka oo hoos u dhacay Sweden. Dabab dhowr jeer ka kacay dhulal ku yaala Upplands Väsby iyo fannaanada Zara Larsson oo ku guuleysatay abaal marino Mareykan ah ...more3minPlay
May 25, 2026Wararka maanta iyo IswiidhenWiilkii yaraa ee lagu weysanaa nawaaxiga Umeå oo laga helay meel 20 daqiiqo u jirta gurigooda. Tiradda dadka dhuuqa sigaarka oo aad hoos ugu dhacday iyo militeriga oo 1000 mooto iibsanaya....more3minPlay
May 22, 2026Wararka maanta iyo IswiidhenRoobab mahiigaan ah oo laga digay qeybo ka mida Norrbotten. 17 jir lagu helay dambiyo culus oo kufsi ka mid yahay iyo shaqaalaha adeega bulshada oo sheegay in loo hanjabo...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.