Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
May 21, 2026Wararka maanta iyo IswiidhenWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliska oo ka degaya in wararka beenta xilli dalka martigelinayo shir weyn oo Nato ah. Qaar ka id ah cudurada galmada oo aad ugu dhex faafay Yurub sannadahan iyo digniin gabaabsi biyo ...more3minPlay
May 20, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenIswiidhish ku sugan Uganda iyo Kongo- Kinsha xilli cudurka Ebola halkaas ka jiro. XisbiyadaTidö oosoo jeediyay in dugsiyada laga hirgeliyo baaritaanada cadaadiska sharaf dhowrka. 35 jir ah dacwad loogu soo oogay dil Göteborg ka dhacay....more4minPlay
May 19, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenBoolis ku dhaawacmay ciyaar dhexmartay labbo kooxood oo Göteborg ah. Xisbiyada Tidö oo diiday in codbixin kale loo sameeyo xiisadii ka dhacay Baarlamanka. Xulka Xeegada Barafka Iswiidhen oo guul darro culus la kulmay. ...more3minPlay
May 18, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenCiyaar muhiim oo Sweden sugeysa Koobka Adduunka ee hockeyga. Shirkadda Ikea ayaa weli sii wada dhimista shaqaalaha. Hoos u dhac ku yimid qiimaha lacagta karoonka Iswiidhen....more3minPlay
May 15, 2026Wararka maanta iyo SwedenWaalidiin loo hayo cunugooda yar oo laga helay maandooriye. Markabka shihsyee oo loo hayo tuhuno iyo SD oo dooneysa in Raadiyaha Sweden iyo SVT u guuraan Kista...more3minPlay
May 13, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan- Sicir-bararka oo hoos udhacay bisha Abriil inkastooqiimaha shidaal ku kacay. - Nin maxkamad lasoo taagay oo lagu tuhunsanyahay dambiyo uu fuliyay foxtrot. - Qof kale oo iswiidhish ah oo la karantiilay sabab la xiriirta hantivirus-ka...more3minPlay
May 12, 2026Wararka maanta iyo IswiidhenKooxaha dambiyada oo ku dhex fiday adeegyada nolol wanaaga. Warbixin laga soo saaray shilkii taraamka Göteborg iyo weerarkii waxbarashada jaamacadaha oo la joojiyay...more3minPlay
May 11, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenTiro rikoor ah oo dabaaldegaysa 60 sano oo guur ah Ku dhowaad dhammaan qaxootigu waxay qaateen SFI Booliiska: Hal koox gaang oo keliya ayaa hadda xooggan...more3minPlay
May 08, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenBulaacadihii kanaalada Malmö oo si kmg ah loo hagaajiyey. SMHI oo ka digeysa khatarka dab ka kaca in badan oo dalka ka mid ah. Wiil ka tirsan Naasiyiinta Internet-ka oo qorsheynayey in uu waxyeeleeyo geeysto oo la qabtay....more2minPlay
May 07, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenDulsaarka oon waxba laga beddelin In ka badan 300 siyaasi oo lala xiriirinayo kooxaha dambiyada ku howlan Qiimaha batroolka iyo naftada oo hoos u dhacay ...more2minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.