Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
April 21, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenHaweeney dacwo loogu soo oogay mindi ay ku weeratay haweeney kale oo tirsan adeegga guriga ee hemtjänt-tiga. Dhakhtar ku adkaystay in nin qaba autism uu salaamo. Tareennada oo ku yimaada wakhtigii loogu talagalay....more3minPlay
April 20, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenQiimaha kafeega oo la filayo inuu hoos u dhaco, Canshuur celinta ee warqad ahaanta oo ay tahay in kama dambeys lagu rido santuuqa maalinta Arbacada. Gabdho 20 meeyo jiro ah oo xabsi lagu xukumay. ...more3minPlay
April 17, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenBoqor Carl XVI Gustaf oo Yukareyn tagay. KD oo doonaya in la baabiiyo bilaha aabaha loo qoondeeyey .Adeegga caafimaadka oo lagula talinayo inuusan isticmaalin daawada Alzheimers ee Iswiidhan lagu soo saaray ee Lecanemab. ...more3minPlay
April 16, 2026WARARKA RAADIYAHA ISWIIDHAN- Xukuumada oo gudbisay hindisaha kusaabsab da`da dambiga -Nin lagu eedeeyay dilka xaaskiisa - Daawooyinka cayilka iyo macaanka oo aad loo isticmaalo...more3minPlay
April 15, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenQof loo xiiray qarax ka dhacay bartamaha Geneta ee Södertälje. Qiimaha Shidaalka oo weli isbed-bedalaya. Garaadka Macmalka ee AI-da oo ogaan karto dadka halista ugu jira inuu ku dhacdo kansarka maqaarka....more3minPlay
April 14, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenMacalin afka carruur ka sharooteyey oo dembi lagu waayey. Ereyga Lagom oo noqday ereygag ugu fiican. Nin loo xiray dil ka dhacay Helsingborg....more3minPlay
April 13, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenSiyaasi degmo oo ka tirsan xisbiga SD oo kufsi loo heeysto. Lufthansa oo baajisay duulimaadyada Waqooyiga Yurub. Reza Pahlavi oo maanta khudbad ka jeedinaya baarlamanka Sweden....more2minPlay
April 10, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenDhaqaalaha Iswiidhen oo weli si dhab ah u kobcin. Bam gacmeed ku qarxay bartamaha Göteborg. Saddex muwaadin oo ku dhintay duqeynka dhacday Koonfurta Lubnaan...more2minPlay
April 09, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan-Laba nin iyo naag ayaa lagu xukumay xukun xabsi oo dheer. - Qalabka wadnaha lagu kiciyo oo hada kadib laga arki karo Appka-SOS. - Haweenay nadiifiso ku shaqayso oo la khiyaamay....more2minPlay
April 08, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan- Cashuurta bensiinka iyo naaftada oo la dhimi doonaa. - Cunug 16 jir ah oo lagu qabtay Denmark. - Xarunta gaadiidka oo warqad budo ku jirto loo soo diray ....more2minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.