Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
May 06, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenDuulimaadyada oo bishii Abriil ay kordheen. Dad dacwad lagu soo oogay dembi la xirriira Maandooriye la qabtay. Labbo nin oo 25 jiro ah oo xabsiyo kala duwan lagu xukumay, dil labbo geesood ah oo Biskopsgården ka dhacay....more3minPlay
May 05, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenAlaabta carruurtu ku ciyaarto oo laga joojiyey iibka kaddib markii la helay digniin asbest AIK Fotboll: Dambiilayaal isku dayay inay carruur ku tashkiiliyaan dambiyo Keydi biyaha Malmö....more3minPlay
May 04, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenGuddoomiyaha Baarlamaanka oo baarlamanka kulan ugu yeeray Shilalka baaskiillada oo ay ku bataan dhaawacyo halis ah Qiimaha cuntada oo hoos u dhacaya....more2minPlay
April 30, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan- Hogaamiyayaasha kooxeed ee xisbiyada oo shir isugu imaanaya. - 800 siyaasi oo u sharaxan baarlamanka ayaa dambiyo galay. - Amaanka safaarada iran ee sweden oo la kordhiyay...more3minPlay
April 29, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenNin 23 jir ah oo lagu xukumay xabsi daain dambiyo la xirriira fal-danbiyeed. Meelo badan oo Iswiidhen oo ay ka jiraan khataro dab oo weyn. Swedbank oo dhimeeysa tirada shaqaalaheeda....more2minPlay
April 28, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenShirkad ku taal Skåne ayaa lagu tuhunsan yahay inay Ruushka u dhoofisay kiimiko mamnuuc ah Hooyo la dilay Xukunnada xabsiga oo kordhay, muddadooduna sii dheeraatay...more2minPlay
April 27, 2026Wararka Raadiya IswiidhenKoror weyn oo ku yimid heerka waxbarashada haweenka tan iyo 2000 meeyadii Dowladda oo bixineysa 2.7 bilyan oo gargaar baniaadamnimo ah Kharashka ilmaha oo si xawli ah kor ugu kacay...more3minPlay
April 24, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenGuddoomiyaha haweenka Liberalerna ayaa iscasilay Wiil dhallinyaro ah mar dambe looma tuhunsana hanjabaad dugsi Cudurka matagga jiilaalka oo ka dambeeyay dillaaca xanuunka caloosha ee Lerum...more3minPlay
April 23, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan- Wiil 15 -jir ah oo loo qabtay cabsi galintii skuulada Borlänga. - Hooyo lagu xukumay saddex sano iyo lix bilood oo la fasaxay. - Dadka khamriga toos uga soo gata soo saarayaasha oo cabis badan....more3minPlay
April 22, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan- Aaga amniga Östermalm oo lasoo afjaray. - Nin 80 jir ah oo hub lagu qabtay. - Dadka Sami-ga oo raba in duulimaadyada buuraha Kiruna laga mamnuuco....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.