Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
March 20, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenSuuqa saamiyada Stockholm oo kor u kaca marna hoos u dhaca. Baadari lagu soo oogay dacwad ku saabsan muuqaallo galmo oo carruurta ah....more3minPlay
March 19, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenBankiga dhexe oo dulsaarka waxba ka badelin. Baarlamaanka oo kulan gaar ah yeelanaya xagaaga. Haweeney Iswiidhish oo ku dhaawacantay Imaaraadka....more3minPlay
March 18, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenSAS: Ugu yaraan 1 000 duullimaad oo baaqanaya Abriil Inta qof ee maalintii koowaad diray deklarationen 28 carruur horleh oo si khaldan loogu sheegay inay caafimaad qabaan ayaa la helay dib ayaa loo baarayaa...more3minPlay
March 17, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenUSA oo aad hoos ugu dhacday dhanka dimuqraadiyadda Ku dhowaad 40,000 qof oo Iswiidhisha ah oo lumiyay laysink sannadkii hore Cillado farsamo oo ku habsaday hay'adda canshuurta...more3minPlay
March 16, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenShaqaalaha safaaradda Iswiidhen ee Iiraan, oo loo rarayaa goob kale. Simona Mohamsson oo ah Gud xisbiga Liberalerna oo cod loo qaadayo maalinta axada. Calaamad muuqata oo muujinaysa in guga uu soo dhow yahay....more3minPlay
March 13, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenQaraabada racfaan ka qaadanaya xukunka dambiga ambalaas Arla oo dib u ula noqoneysa caano laktos laaan ah Duplantis oo jabiyay rikoor cusub oo adduunka ee tiir boodka...more3minPlay
March 12, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan-Saddex nin oo ku jira dada 20-meeyada ayaa maanta lagu xukumay xabsi. -Shaqaalaha diyaarada Lufthansa oo shaqo joojin sameeyay. -Bangiga dhexe oo raba in lacagta cadaanka la xadido....more3minPlay
March 11, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan-Doon ayaa ku dhacday dekedda Saltsjöqvarn ee Nacka. -Nin ayaa lagu xukumay dembi culus . -Gabadh 15 jir ah ayaa lagu xukumay inay kufsatay wiil ka yar. -Sollefteå, tirada carruurta ku dhalata degmada ayaa sii yaraanaysa....more3minPlay
March 10, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenEbba Årsjö iyo Zebastian Modin oo dahab iyo maar ku kala guuleystay MP oo soo bandhigay qorshe kor loogu qaadayo isticmaalka baabuurta korontada SMHI oo ka digaysa dab ka dhasha cawska qalalan...more4minPlay
March 09, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenSafaaradda Maraykanka ee Stockholm oo u digaysa dadka Maraykanka ah ee Sweden ku sugan Xirmo dhaqaale diyaargarow oo 1.4 bilyan ah oo la siinayo degmooyinka Dalabka Vänsterpartiet: Jooji kordhinta kirada iyo kordhinta kira-kabka...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.