Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
February 20, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenDembiileyaasha aan la masaafurin karin oo si adag loola tacaaleyo. Socialdemokraterna oo ogolaaday in koron kiimiko looga dhigo dadka carruurta kufsada Sandra Näslund oo ku guuleysatay bilad maar ah...more3minPlay
February 19, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan- Boolis lagu tuhunsanyahay faraxumayn gabadh qaangaar ahayn. - Nin ku dhexdhintay xabsiga Kronberghäktet maalintii tallaada. - Laba qarax oo ka dhacay xaafada Bellevuegården ee Malmö....more2minPlay
February 18, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan-Qarax labaad oo ka dhacay xaafada Rinkeby - Ninka Scar loo yaqaano rumaan adag laga dhigay - Dukaan yar oo cunto mudo dheer taalay gaday....more3minPlay
February 17, 2026Wararaka Raadiyaha Iswiidhan-Nin dambiyo lagu tuhunsan yahay ayaa laga soo dhiibay Giriiga. -Halkii mayl ee baabuur korontada intuu ku kacayo ayaa ka jaban shidaalka. -Deynta qaranka oo korodhay balse korodhka qiimaha karoon ayaa caawiyay...more3minPlay
February 16, 2026Wararka Maanta ee Raadiyaha IswiidhenBoliiska oo sheegay in aanu wax dembi ahi dhicin, kadib meyd haweeney oo la heley. Xisbiga MP iyo V oo dalbadey iney xisbiyada S iyo L u codeeyaan soo jeedintooda in la joojiyo tarxiilka dhallinyarada Sweden oo muddo bil ah ku jirtay qabow daran....more4minPlay
February 13, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenXukuumadda oo doonaysa in ka qaybgalka kooxaha dambiyada laga dhigo dambi Afar qof oo lagu soo oogay dabagal wasiir. Tirada loda la qalo oo hoos u dhacday....more3minPlay
February 12, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhanFrida Karlsson oo biladii labaad ee dahab ah ku guulaysatay. Safarka Kuba oo laga digay. Dhaqaalaha sweden oo kor u socda....more3minPlay
February 11, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenAfart qof oo loo xiray eedeymo musuqmaasuq ka dhacay nawaaxiga Stockholm, Nin looga shakisanyahay khiyaamo 13 milyan oo dacwad lagu soo oogay SMHI ka digaysa baraf xooggan oo ka dhacaya Gobolka Skåne....more3minPlay
February 10, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan- Iswiidhan oo taariikh ka dhigtay ciyaaraha olombikada Talyaaniga ka socda. - Nin naagtiisa dilkeeda qirtay . - Dad badan oo la ildaran balwada khamaarka....more3minPlay
February 09, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan- Sweden oo kaalmo dheeraada siin doonta yukrayn. -Laba nin oo kamida dadka banaanka ka hagayay iibka daroogada oo rumaan lagu amray. -Daryeelka dhimashada ka hor oo aan fiicnayn guud ahaan sweden....more2minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.