Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
February 06, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhen- Nin 40 jir ah ayaa maxakamada Solna kusoo oogtay dacwad ah hanjabaad sharci darro ah. -Haweenay ayaa lagu xukumay xabsi ka dib markii ay faraxumaysay ilmo. -Dalabka khamriga maraykanka ee suuqyada Sweden oo hooseeya....more3minPlay
February 05, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenTirada kiisaska RSviruska ee la soo wariyey inay kordhayaan Xukuumadda oo dooneysa fududeynta tarxiilka dadka kufsiga geysta Duufaan baraf cusub oo ku soo fool leh qaybo ka mid ah Skåne...more2minPlay
February 04, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenMaxkamadda racfaanka oo adkeeysay xukun loo ridey fal cunsuriyeed. Shan qof oo loo maxkamadeeyey dilkii saddexda qof ee magaalada Uppsala. Wakaaladda canshuuraha oo cubooneeysiineysa adeegoodda elektroonika....more3minPlay
February 03, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhen22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge...more2minPlay
February 02, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenLaba qof oo meyd ah laga helay Falköping Dhibbanayaasha toogashadii Risbergska oo laga yaabo inay segeen magdhowga Israel oo dalbanaysa in hayado gargaar ay ka baxaan Gaza...more3minPlay
January 30, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenRaiisul wasaaraha oo bilaabaya boodhkas Wiil 12 jir ah oo ka laabtay dil uu qiray Wiil dhintay oo laga helay guriga dhalinyarada SIS...more2minPlay
January 29, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan.-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado....more3minPlay
January 28, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan-Qoyskii cunuga 14-jirka ahaa ee ladilay 2023 oo looxukumay lacag faquuq ah. -Raysalwasaaraha oo sheegay in lasamayndoono gole dhowra xuquuqda dumarka. -Ey-da oo dhaawacyo badan gaysata sanadwalba....more3minPlay
January 27, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenQarax ka dhacay iridda jaranjaro dhisme ku yaal Västerås Degmooyin badan oo doonaya soo galooti horleh Sahlgrenska oo si weyn u dhimay safafka sugitaanka qalliinka...more3minPlay
January 26, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenWalaac Maraykanka la dareemayo oo kordhay Deymaha carruurta dada yar ayaa kordhaya Dakhliga agaasimeyaasha ayaa ka kordhaya kan shaqaalaha...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.