Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
January 09, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenDugsiyada gaar loo leeyahay ee si xun loo maamulo waa in la joojiyaa Khasaaraha ugu weyn ee duufaantu u geysatay kaymaha tobankii sano Dhaqaalaha Sweden oo ka kobcay sidii la filayay...more3minPlay
January 08, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenXildhibaan Katja Nyberg oo ka tirsan xisbiga SD oo loo qabtay tuhun ah saqrad ku kaxeeyn gaari. Boliis lagu soo oogay kufsi carruur. Sicir bararka oo hoos u dhacay....more3minPlay
January 07, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenHoryaalka Adduunka ee kubadda hockey-ga junyarrada. Dacwad lagu oogay nin looga shakisan yahay khiyaano dahab. 17 jir loo xukumay dil....more3minPlay
January 05, 2026Wararka Raadiyaha Iswiidhan.Nin jaajuusnimo lagu tuhunsan yahay oo la qabtay. Ulf Kristersson oo taageeray Danmanrk. Warqadaha codbixinta oo la yarayn doono....more2minPlay
January 02, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhanBas ayaa kudhacay laba gaari oo kale jidka E4 banaanka Lövånger ee degmada Skellefteå. Baraf badan ayaa da`ay waan sii socon doonaa. Barashada xanuunka dhimirka ayaa dugsiyada hoose laga bilaabi doonaa....more2minPlay
December 30, 2025Wararka raadiyaha IswiidhenWaaxaha gurmadka degdegga ah ee Kiruna iyo Gällivare oo ku jira xaalad cakiran, fasaxyada darteed iyo hargab.Nin iyo haweeney 30 jiroah oo loo heeysto sagaal kiis oo khiyaano culus ah. 26 loo heeysto dil iyo meel ka dhac uu ku sameeyey meyd....more3minPlay
December 29, 2025Wararka raadiyaha IswiidhenQof shanaad oo hor leh oo looga shakisan yahay dilkii nin 21 jir ah oo ka dhacay Malmö. Nin ku dhintay shil quusid ah oo Dalarna ka dhacay. Dalabka cusub ee Maamulka Gaadiidka ee qadka xeebaha Bari ee Norrland oo la dhaliilay....more3minPlay
December 23, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenCodsiga ugu horreeya ee lagu dhisayo tamar nukliyeer cusub oo Sweden ah. Digniin: Carruur lagu dhiirrigelinayo iney ku ciyaaraan daloollada korontada. Booliska: 200 kiilo oo daroogo ah oo lala xiriirinayo shabakadda Foxtrot....more3minPlay
December 22, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenQiimaha kaakowga oo hoos u dhacay balse kan shukulaatada oo aan dhicin. Warbixin: Qiimaha ey cudurrada fayrasyada ugu kacaan bulshada. Laba haween ah oo rummaanka loo dhigay caawin dil ka dhacay Oxie....more2minPlay
December 19, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenLaba qof oo la qabtay oo looga shakisan yahey ku lug lahaanshaha dilkiika dhacay Oxie. Duplantis oo ku guuleystay abaalmarin weyn. Iswiidhiska oo hal mar sannadkii taga shineemo....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.