Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
December 04, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenSicir-bararka oo hoos udhacay bishii November . Xukuumadda Sweden oo rabta in loo soo gudbiyo dadka hantida ku leh waddanka dibadiisa. Lammaane 70-jirro ah oo laga dhacay lacag dhan 1 milyan....more2minPlay
December 03, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenHargabka shimbaraha oo ka jira koonfurta Sweden. Nin kun sim-kaardh u diwaangashanaayeen oo la dacweeyay. Nin laaluush ku qaadan jirey hubinta gawaarida oo dacwad lagu soo oogey....more3minPlay
December 01, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boostada oo qabata daroogo badan.lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho.Bannaanbixii Salem oo dib u soo noolaanaya....more4minPlay
December 01, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixiyeyaasha oo muhiim u arka daryeelka caafimaadka doorashada soo socota.Nin weerar in uu ku qaado rabay Eurovision 2020 oo waxbarashada laga joojin rabo.Nin saaxiibkii dilay oo lagu maxkamadeeyay Kalmar....more2minPlay
November 28, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenLabadii qof ee loo qabtay qaraxii Norrköping oo la iskafasaxay. Shirkado badan oo waxaa jira been abuur ah oo dadka lacag horumaris ah ka dalbada. Maxkamadaha oo hanjaabado badan loo diray....more2minPlay
November 27, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenBooliska gobolka galbeed oo qabtay lacag kaash ah badan. Tubaakada oo aad loo isticmaalo Silbasho imaan karta habeenka jimcaha soo galayo...more2minPlay
November 26, 2025Wararka Maanta SwedenPoland oo iibsanaysa maraakiibta quusta ee SAAB. Nin yar oo dacwad dil lagu soo oogay. Barfuunnada Sweden lagu gado oo badanaa xaasxaasiyad keena....more2minPlay
November 25, 2025Wararka Maanta SwedenHaweeney lagu dhaawacay magaalada Örebro. Wiil yar oo boolis u isticmaalay hubka koronta ee qofka ka gariiriya. Danmark oo xukun adag kufulisa dambiileyaasha iswiidhishka....more2minPlay
November 21, 2025Wararka Maanta SwedenKubbada ciida ee laliska oo swedish ku guulaystay. Basku ku rogmaday magaalada Storuman Nin lagu xukumay 7 sano...more2minPlay
November 21, 2025Wararka Maanta SwedenShilkii baska Stockholm oo la ogaaday in uuna kas ahayn. Wariye katirsan P4 Kalmar oo loo hanjabay. Liberal-ka oo sheegay in ayna taageerayn xukuumad ay wasiiro ka yihiin Sverigesdemokraterna....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.