Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
November 20, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenBaraf ka daaya qaybo badan oo koonfurta koonfur bari iyo bariga Iswiidhan. 23 jir lagu soo oogay dacwad la xirriirta dambiyo argagixiso oo halis ah. Nin isagana dacwad maandooriyo lagu soo oogay oo lagu soo celiyey Sweden. ....more4minPlay
November 19, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenXisbiga Cenpterpartiet-ka oo xoghaye cusub yeeshay. Wiilsha kubbadda cagta Iswiidhen oo groupp-kooda kaalintaugu hooseeysa ka galay. Tirada dukaamada la booqdo si wax looga soo iibsado oo hoos u dhacdey....more3minPlay
November 18, 2025Wararka Raadiyaha IswiidhenNin wado cirriiri aheyd ku soo kaadiyey oo 800 kr la ganaaxay. 26 jir ah lagu soo oogay dacwad dil ah oo u geeystay shaqaalaha Ambalaasta. Västra Götaland ah oolafilayo in uu ka da'do baraf badan....more3minPlay
November 17, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenSaddexdii qof ee ku dhintay shilkii bask ee jimcihii ka dhacay Stockholm oo la aqoonsaday. Dumarka Iswiidhan oo shaqeeya 49 daqiiqo oo bilaash ah maalin kasta. Qof boolisku xiray isagoo sarqaansan oo dhintay....more3minPlay
November 14, 2025Maanta iyo wararka IswiidhenWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Tiro cusub: Shaqo la’aanta oo korodhay bishii Oktoobar.FHM: Tallaalka dadka adeegga guriga hela oo yar.Centerpartiet oo doonaya in la baaro qaadashada lacagta euro-ga....more2minPlay
November 13, 2025Maanta iyo wararka IswiidhenDil u adeegsaday 13-jir lagu xukumay xabsi. Warbixin cusub: Cabitaanka khamriga oo yaraaday. Agaasimaha guud ee hayadda canshuuraha oo loo baarayo jebinta xeerka sirta....more3minPlay
November 12, 2025Maanta iyo wararka IswiidhenCarruurta oo lacagta waalidkood ku iibsata lacag dijitaal ah. Iswiidhish argagixso darteed loogu maxkamadeeynayo Denmark. Daraasad: Kafeygu oo yareyn kara halista wadne garaaca aan caadiga ahayn....more3minPlay
November 11, 2025Maanta iyo wararka IswiidhenDhallinyaro laga tashkiiliyo xarumaha daryeelka dhallaanka. Wiil qirtay ka mid ahaanshaha urur argagixiso. Tirada dadka ka weyn 65 ee shaqeeya oo sii kordheysa....more3minPlay
November 10, 2025Maanta iyo wararka IswiidhenHäcken oo noqotay horyaalka dumarka ee Allsvenskan. Qarax lala xiriirinayo kooxo gaangiska oo ka dhacay Luleå. Rekoodhka kubbadda cagta....more2minPlay
November 07, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenSalwan Najem oo kicin koox qowmiyadeed loogu xukumay ganaax.Nin dilay haweeney 60 jir ah oo xabsi daa'in lagu xukumay. Shirkado dowladu leedahay oo aan sameeyn ka hor ku filan ka hortaga takoorka....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.