Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
October 23, 2025Maanta iyo wararka IswiidhenUkun suuqa laga saarayo markii la helay salmonella. Shan arday oo dhigta dugsiga Lundsbergs oo jirdil lagu eedeeyey. Dhowr khalad oo ku yimid nidaamka Millennium....more3minPlay
October 22, 2025Maanta iyo wararka IswiidhenLabo bam gacmeed oo Borås laga helay Bam gacmeed laga helay bannaanka guri dad badan degan Eslöv. Xarunta gargaarka degdegga Umeå oo dhiqle looga shakiyey....more2minPlay
October 21, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenBeer xashiishad ahoo laga helay tuullo ku taalla Skåne. Baraf si lama filaan ah u soo da'a oo laga digayo. Baaritaano dheeraad ah oo ku socda dhallinyaro ku sumoowdey khamri....more3minPlay
October 20, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenHeshiiska kirada sannadka 2026 ee agagaarka Stockholm oo la gaaray. Xisbiga Miljöpartiet oo doonaya iney horey u riixaan ogolaanshaha sharciga joogtada ahi. Nin la runsan yahay inuu yahay hogaamiyaha Dalennäverk oo dhowr jeer rummaan la dhigay. ...more3minPlay
October 17, 2025Maanta iyo wararka SwedenNin isagoo maqan xukun rummaana loogu xukumey tuhun la xiriira dilkii Salwan Momika. Korodh weyn oo ku yimid dhacdooyinka drönaraha. Hanna Glas oo ka fariisatay ciyaaraha xulka qaranka. ...more3minPlay
October 16, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenTirada dadka guriga lagu daryeelo oo sii kordheysa. Haween lagu iibiyo Facebook. Bandhigga aflaanta Yuhuudda Malmö oo la joojiyay....more3minPlay
October 15, 2025Wararka Maanta SwedenAfar qof ayaa xarun migrationsverket laga fakiyay. Qiimaha miciishada oo bishii labaad si taxana hoos ugu dhacday. Dadka dambiyada bulshada dhexdeeda ka dhaca ka walwalsan oo kordhay....more2minPlay
October 14, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenForssell oo doonaya in Afghan badan dib loo celiyo Dab weyn oo ka kacay Helsingborg Tababaraha xulka kubadda cagta ee ragga Sweden oo la eryay...more3minPlay
October 13, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenDab weyn oo ka kacay Landskrona. Mid ho rleh oo loo soo xiray toogashadii Gävle. Hoggaamiye koox burcad ah oo lagu qabtay Mexico....more2minPlay
October 10, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenNin waardiye ah ayaa lagu toogtay bartamaha Stockholm. Nin 20 iswiidhish oo Holland lagu soo qabtay loogana shakisan yahay isku dil. Sweden oo difaaca Nato ka qeyb qaadan doonta sannadka soo socda....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.