Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
September 25, 2025Wararka maanta iyo SwedenDab ka kacay xarun daryeel oo ku taalla Sunne. Tirada ardayda bilaabi karta dugsiga sare oo wax yar korortay. Dacwadda suxufiga Swedish-ka ah Joakim Medin oo dib loo dhigay....more2minPlay
September 24, 202524/9 Podd-ka maantaDab ka kacay guri dabaqyo ah oo ku yaalla Tjärna Ängar ee magaalada Borlänge. Booliska Göteborg oo aqoonsaday in ka badan 30 taageereyaal kubbadda cagta oo falal culus ku jira. Dibad u dhoofinta baabuurta oo hoos u dhacday 25 boqolkiiba. ...more2minPlay
September 23, 202523/9 Pod-ka maantaHeyadda fayadhowrka Sweden oo beenisay hindise looga faafiyey si khaldan. Masjid ku yaala Hultsfred ee gobolka Småland oo gubtay kuna basbeelay. Iswidhan iyo 24 dal oo kale ayaa soo saaray bayaan wadajir ah - bukaannada Qaza....more3minPlay
September 22, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenHindise lagu soo jeediyay in gebi ahaan iskuullada laga mamnuuco tubaakada. Laba qof ayaa toogasho lagu diley Norrköping iyo Stockholm fiidnimadii sabtiidii. Siddeed ka mid 270-ka baraf weyne glaciaärer-da Sweden oo dhallaalay....more3minPlay
September 19, 202519/9 Podd-ka maantaXisbiga Moderaterna oo soo bandhigay hindise cusub oo la xiriira soo-galootiga. Xukuumadda iyo xisbiga SD oo diyaar la ah amaah 220 bilyan oo karoonah. Booliiska oo doorbiday in aan la soo saarin shuruudo cusub....more3minPlay
September 18, 2025Wararka maanta iyo SwedenXukunkii lagu sii daayay Henrik Landerholm oo rafcaan laga qaaay Wiilal lagu soo oogay dacwad dilka aabbe carruur yar leh MP oo ku dacweeyay dowladda jebinta sharciga caalamiga ah...more3minPlay
September 17, 2025Wararka Maanta SwedenXayeeysiin ka beenabuurasho tigidhada gaadiidka oo faafaya. Isticmaalka muqaadaraadka dhallinyarada ka da'yar 30 sannadoodoo yaraatay. Caqabaddii bakteeriyadii Salmonella ee ka dillaacday Sörmland oo la ogaadey iney ukunta iswiidhishku ka dambeeysay....more2minPlay
September 16, 2025Wararka maanta iyo SwedenSaddex qof oo Swedish ah oo lagu qabtay dalka Portugal Xukuumadda oo ku maalgelineysa in ka badan afar bilyan oo karoon waxbarashada Ehel ayaa lagu xukumay xabsi ka dib markii gabar dhallinyaro dalka khasab looga saaray...more3minPlay
September 15, 2025Wararka maanta iyo SwedenGabar 17-jir ah oo dhowr jeer la tooreeyey 19-jir shaqa qaran haya oo lagu xukumay afar kiis oo faraxumeyna Waayeelka xaqa u leh inay codbixiyaan oo sii kordhaya...more3minPlay
September 12, 202512/9 Podd-ka maantaJessica Stegrud SD, ayaa maanta kulan wada-xaajood ah la yeelatay Linda Lindberg. Waxaa kor u kacay dadyoowgii dalxiiska ku iman jirey Sweden. Wasaaradda arrimmaha dibadda Sweden ayaa shalayto u yeertay daljiraha dalka Ruushka u fadhiya Sweden....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.