Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
September 11, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenWaalidiinta diida caawinaadda caruurtooda dhinaca qaldan u leexda, oo laga yaabo in lacag ganaaxo. Qiimaha cunnada oo Agoosto hoos u dhacay. Suuqa shaqada oo cadaadis saaran yahay....more3minPlay
September 10, 2025Wararka Maanta SwedenBooliska ayaa baaritaan bilaabay kadib markii hal nin xalay lagu dilay magaalada Göteborg. Shirkadda lacagta lagu bixiyo ee Klarna oo lagu qiimeeyay suuqa saamiyada magaalada New York. Laba nin iyo naag la xukumay kufsi iyo faraxumeeyeen ilmo yar....more2minPlay
September 09, 2025Wararka Maanta SwedenDhamaan shaqaalaha ka shaqeeya magaalada Stockholm ayaa la faafiyay. Xukuumadda oo soo jeedisay maalgelin dhan 300 milyan internetka xarunta waayeelka oo laga helay solmenia...more2minPlay
September 08, 2025Wararka Maanta SwedenBaaritaan lagu samaynayo in barqo seexashada iyo ardayda Tirada dhalinyarada ciqaabta gudanaysa oo sii kordhaysa. Wasiirada caafimaadka oo xilka katagaysa....more2minPlay
September 05, 2025Wararka maanta iyo SwedenDab xooggan oo kacay guryo safa Shaqaale adeegga guriga Uddevalla oo shaqada laga joojiyay Digniin roobab xooggan oo daadad keeni kara Västra Götaland...more3minPlay
September 04, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenMuwaadin norwiiji ah oo looga shakisan dilkii labbo ruux lagu dilay magaalada Göteborg isbuucan. Sicir bararka bishii Agoosto kor u kacay 3.3%. Xukunka ugu horreeya ee dembiga cusub ee Aflagaadada mas'uulka dadweynahaoo la riday....more3minPlay
September 03, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenDuulimaadyad oo wali soo jiita rakaab badan Sweden oo u baahan tahay in dib loo dhiso nidaamka dhuumaha biyaha. Xukuumadda iyo Sverigedemokraterna oo doonaya kordhiya kaalmada kirada guryaha qoysaska dhaqaalahoodu liito...more3minPlay
September 02, 2025Wararka maanta SwedenXildhibaankii hore ee xisbiga Socialdemokratis ka Jamal El-Haj ayaa samaystay xisbi cusub. Malmö waxa laga xirayaa Tiktokga, Snapchat-ka. Shirkada Scania oo shaqo dhimis samaynaysa....more3minPlay
September 01, 2025Wararka maanta iyo SwedenIsak oo u wareegaya Liverpool Nin loo soo qabtay qarax ka dhacay Stockholm Fredrik Malm (L) oo siyaasadda isaga tegaya...more2minPlay
August 29, 2025Wararka maanta iyo SwedenDanjiraha Ruushka oo looga yeeray wasaaradda arrimaha dibadda. Saddex qof oo dacwad lagu soo oogay shil ka dhacay Sundbyberg. Koror wanaagsan oo ka muuqda dhaqaalaha Iswiidhen. ...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.