Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
August 14, 2025Wararka maanta iyo SwedenBooliis lagu tuhmay khalad dhanka shaqada. Miino nooca badda oo duug ah oo lagu qarxiyay Karlstad. Masas laga helay gobolka Halland....more3minPlay
August 13, 2025Wararka maanta iyo SwedenKhatarta dabka kaymaha oo aad u weyn. Duplantis oo jabiyay rikoodh adduunka oo cusub. Safiirka Israiil oo Iswiidhen codsi u soo gudbiyey....more3minPlay
August 12, 2025Wararka maanta iyo SwedenWaqti dheer oo la sugayo taageerada waxbarashada. Dacwad ka dhan ah 14 jir ka dib dilkii hogaamiyihii kooxda baandooyinka. Taleefanno badan oo gacanta oo laga helay xabsiyada....more3minPlay
August 11, 2025Wararka maanta iyo SwedenKaroonka Iswiidhishka oo noqday lacagta ugu badan ee la kala iibsado. Xukuumadda oo dalbanaysa in saxaafadda caalamiga ah loo oggolaado Qasa. Afar qof oo loo xiray tuhun la xiriira afduub....more3minPlay
August 08, 2025Wararka maanta iyo SwedenHaweeney lagu xukumay inay ku gacan siisay caruur iney qaraxyo fuliyaan. Wiil dhalinyaro ah oo loo gacan geliyay dalka Denmark. Xisbiga Miljöpartiet oo Ebba Busch ku dacweeyey guddi hoosaadka dastuurka baarlamanka....more3minPlay
August 07, 2025Wararka maanta iyo SwedenNin Iswiidhish ah oo looga shakiyey dambiyo argagixiso oo ka dhacay Jarmalka. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Kristianstad. Iswiidhish laga soo daadgureeynayo Qaza....more3minPlay
August 06, 2025Wararka maanta iyo SwedenDhowr qof oo la xiray ka dib toogasho ka dhacday Katrineholm. Haweeney lacago badan ka qiyaameeysay Qasnada Ceymiska. Dhalinyaro badan oo lagu meeleeyay xarumaha Sis....more2minPlay
August 05, 2025Wararka maanta iyo SwedenNin la qabtay kadib dabkii ka kacay Hultsfred. Darawal bas oo ku dhintay shil ka dhacay Trelleborg. Qiimaha cunada oo aan isbedelin bishii Luulyo. ...more3minPlay
August 04, 2025Wararka maanta iyo SwedenTirada hanjabaadaha iyo rabshadaha ka jira xabsiyada ayaa aad u kordhay. Qiimaha guryaha oo hoos u dhacay bishii Luulyo. Duufaanta Floris oo ku soo socota Iswiidhen....more4minPlay
August 01, 2025Wararka maanta iyo SwedenXisbiga oo SD oo diiday in la hakiyo heshiiska ganacsiga ee Israaiil. Meyd laga helay kaynta degmada Enköping. Gabar yar oo cisbitaal loola cararay kadib markii uu weeraray eey....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.