Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
July 17, 2025Wararka maanta iyo SwedenWiil 19 jir oo loo xukumay dil ka dhacay Norrköping. Cadaadiska saaran dukaanka cuntada ee Matmissionen ayaa kordhay. Khiyaanada ka dhanka ah waayeelka ayaa sii yaraanaysa....more3minPlay
July 16, 2025Wararka maanta iyo SwedenGobolka Västerbotten oo laga mamnuucay in dab laga shido keeymaha iyo dhulka. Wiil 16 jir ah ayaa loo xukumay qaraxii Janaayo ka dhacay xaafadda Farsta. Taageraha xulka Iswiidhen oo tigidhyada loo qoondeeeyay la wada iibsaday. ...more3minPlay
July 15, 2025Wararka maanta iyo SwedenKristerson oo soo dhaweeyay ku dhawaaqista Trump ee ku saabsan hubka loo dirayo Yukreyn. Hay'adda sadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobaba maahigaan ah. Nin lagu tuhunsan yahay in uu dilay dumar ayaa lagu sheegay xanuunka dhimirka....more3minPlay
July 14, 2025Wararka maanta iyo SwedenWiil 16 jir ah ayaa maanta xukun ku riday maxkamadda degmada Solna. Sicir bararka ayaa kor u kacay gaarayna boqolkiiba 2.8 bishii Juun. Nin ayaa la xiray ka dib markii uu diiday in uu bixiyo xisaabta looga yeeshay meel lagu caweeyo....more3minPlay
July 11, 2025Wararka maanta iyo SwedenNin gaari ku jiirsiiyay dhowr qof magaaladda Malmö. Dhakhtar ilko oo loo shaqaaleen luuqada Swedish ka oo magdhaw loo dalbay Koox buracd taleefanada oo xukun xabsi lagu riday...more3minPlay
July 10, 2025Wararka maanta iyo SwedenRaii'sal wasaareUlf Kristersson iyo Ebba Busch oo taagere u muujiyay wasiirka socdaalka. Biyaha la cabo ee jasiirada Gotland oo lagu baaqay in la beekhaamiyo Codsiyadaha jaamcadaha oo la shaaciyay ...more3minPlay
July 09, 2025Wararka maanta iyo SwedenArdaydii ugu badneed oo CSN kala noqotay lacag. Cimilo roobab culus oo laga filayo qeybo dalka dhammaadka toddobaadka Ismail Abdo oo lagu hayo Turkiga...more3minPlay
July 08, 2025Wararka maanta iyo SwedenSweden oo gudbisay dalabka iibsiga rasaasta madfac ee ugu badneed 40 sano. Lisberg oo dacweysay shirkad ceymis iyo ciyaarta labaad ee hablaha Sweden ee horyaalka Yurub...more3minPlay
July 07, 2025Wararka maanta iyo SwedenKoroka sicir bararka oo ka badan inta la filayay. Safarada Sweden iyo Yurub dhexdeeda oo qaali noqday iyo nin ku xukunaa dil wasiir oo ogoolaasho la siiyay...more3minPlay
July 04, 2025Wararka maanta iyo SwedenKastamka oo sannadkan gacanta ku dhigay 106 kg oo maandooriyaha heroin ah. Dabeeylo aad u xooggan ayaa shalay ka dhacay dalka. Mohamsson oo shahadeeda waxbarasho daba gal lagu sameeyay....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.