Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
July 03, 2025Wararka maanta iyo SwedenHay'adda saadasha hawada SMHI oo soo saartay digniin dabaylo xoogan. Toogashooyinka ka dhaca Iswiidhen oo sii yaraanaya. Saddex qof ayuu gaari ku jiiray magaalada Trelleborg....more3minPlay
July 02, 2025Wararka maanta iyo SwedenIswiidhen oo 8.2 bilyan oo karoon ugu deeqi doonto sanduuqa bangiga adduunka. Labo nin oo loo xukumay dembi ku saabsan farsameeyn dukumentiyo. Hay'adda SMHI oo digniin ka soo saartay onkod qaybo ka mid ah dalka....more3minPlay
July 01, 2025Wararka maanta iyo SwedenXukuumadda ayaa ka walaacsan in caruur aad u yar ay ku dhashaan dalka Iswiidhen. Xisbiga Moderaterna oo soo jeediyay in la joojiyo shuruudda qorista buuga qalinjabinta. Xukuumadda oo doonayso in la hagaajiyo daryeelka caafimaadka....more3minPlay
June 30, 2025Wararka maanta iyo SwedenEbba Busch oo sheegtay in arrinka daryeelka caafimaadka mudnaanta la siiyo. Xildhibaan Annika Strandhäll (S) oo isaga baxayso siyaasadda. Rag badan oo ku nool Iswiidhan ah ayaa doorta inay is-dhufaan....more3minPlay
June 27, 2025Wararka maanta iyo SwedenXisbiga Vänsterpartiet ayaan ku qanci doonin inuu noqdo xisbi-taageere kaliya. Wasiirka maaliyadda: Bartilmaameedka NATO ee boqolkiiba shan waa macquul laakiin adh mid adag. Tiro dembiilayaal badan oo dibedaha ku sugan ayaa la xiraa....more3minPlay
June 26, 2025Wararka maanta iyo SwedenMagdalena Andersson, oo sheegtay in canshuur sare lagu soo rogo dadka dakhligoodu sarreeyo. Amanda Lind ayaa difaacday taageerada xisbiga ee dib u qalabaynta difaaca Iswiidhen. Mats Persson oo ku soo laaban doona kursigiisa baarlamaanka....more3minPlay
June 25, 2025Wararka maanta iyo SwedenWadamada NATO ayaa hadda qaatay yoolka ah in la kordhiyo miisaaniyadooda difaaca. Anna-Karin Hatt oo sheegtay in cimiladu ay tahay in xukuumad kasta ay mudnaanta siiso. Jimmie Åkesson oo raaligelin waydiistay yuhuudda Iswiidhen....more3minPlay
June 24, 2025Wararka maanta iyo SwedenWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliska oo lugta ka toogtay nin mindi ku hubeysnaa. In badan oo ka mid ah dadka ku nool xaafadaha nugul oo shaqeeya iyo Amaahda Northvolt ...more3minPlay
June 23, 2025Wararka maanta iyo SwedenSMHI oo ka digtay roob badan Nin lagu toogtay Göteborg Qarax ka dhacay faras-magaalka Malmö...more3minPlay
June 19, 2025Wararka maanta iyo SwedenBooliska Stockholm oo ka digaya khamriga been abuurka fasaxa 'midsommar'. Soo jeedin in dadka qaba ADHD iyo Ootisimka loo fududeeyo liisanka darwalnimada. Xaafadda Biskopsgården oo haatan ka jira kooxo dembilayaal ah....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.