Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
June 03, 2025Wararka maanta Raadiyaha IswiidhanAfar nin ayaa lagu soo oogay dilka fanaankii caanka ahaa C Gambino. Shaqo joojin ay sameeyn doonaan xubnaha ururka shaqaalahadegmooyinka, gaar ahaan shaqaalaha shirkadaha caafimaadka gaarka ah. Mushahaarka madaxda suuqyada saamiyada oo sarreeya....more2minPlay
June 02, 2025Wararka maanta Raadiyaha SwedenBaaristii dilkii ka dhacay Örebro ee 10-ka qof toogashada lagu diley oo hoos loo dhigey. Tirrada aabbeyaasha daryeela ilma oo yaraatay illaa sanadkii 2006. Iibinta gawaarida cusub ayaa kor u kacday....more2minPlay
May 30, 2025Wararka maanta ee Raadiyaha SwedenWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wiil ayaa ku dhintay shil- darawlkii ayaa loo qabtay.Wiil 15 jir ah ayaa waxaa lagu soo oogay dacwad dil magaalada Norrköping.Tirrada shinnida ayaa yaraatay guud ahaan dalka Sweden iyo addunnka ba....more2minPlay
May 28, 2025Wararka maanta ee SwedenWakiilka cadaaladda oo dhaleeceeyn u soo jeediyay heyadda xafiiska shaqada. Guri ku yaalla Västerås oo qarax lala beegsaday. Dhallaan iyo qaangaar si sharci darro ah khasab loogu daryeello. ...more3minPlay
May 27, 2025Wararka maanta iyo SwedenWiil Iswiidhish ah oo rummaanka loo dhigay dil ka dhacay Denmark. Dugsi madax-bannaan oo takooray ilmo baahiyaha gaarka ah qaba. Lacagaha lagu helo haraaga gawaarida duugga ah oo la kordhiyay....more3minPlay
May 26, 2025Wararka maanta iyo SwedenNin iskuday dil sameeyay oo laqabtay -toddoba qofna dhaawacay. Saraynta adeega Swishka oo la iswaydiinayo kadib khalkhalkii ku yimid. Shirkada gawaarida ee Volvo ayaa shaqaale dhimis weyn samaynaysa -ilaa 3000 boos ayaa khadka laga saarayaa....more3minPlay
May 23, 2025Wararka maanta iyo SwedenBooliska oo maanta gelinkii hore nin ku toogtay magaalada Uppsala. Tagsiilihii saddex qof ku jiiray magaalada Malmö talaadadii oo la sii daayay. 160 ardey oo iskuul ka dhigan jiray Haninge ayay dhici kartaa in sawiro aan habbooneyn laga qaadey....more3minPlay
May 22, 2025Wararka maanta iyo SwedenWiil 18 jir oo la codsaday in ruumaanka loo dhigo togashadii Örebro. Hay'adda SMHI oo soo saartay digniin ku saabsan baraf. Shimbir ka duushay Iswiidhen oo lagutuhmey basaasnimo dalka Itoobiya....more4minPlay
May 21, 2025Wararka maanta iyo SwedenHaweeney dacwad lagu oogay kadib markii ay xad-gudub ku sameeysay carruur. Hal qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay guri ku yaalla magalaada Örebro. Nin muqaal ka duubay haweeney balakoon iska soo tuurtay oo halis ugu jira in xabsi lagu xukumo....more3minPlay
May 20, 2025Wararka maanta iyo SwedenHeerka faxalka ubaxa ee pollen oo wali aad ugu sarreeyaa Stockholm. Kitaabka Qur'aanka oo la qorsheeynaayo in lagu gubo magaalada Jönköping. Nin bishii maarso gubay masjidka Uddevalla oo dacwad lagu soo oogay....more2minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.