Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
May 19, 2025Wararka maanta iyo SwedenMaxkamadda racfaanka ayaa beddeshay xukunkii hore ee arrinkii Murhaf hamid. Toban shirkadood ayaa laga yaabaa in lagu khasbo inay bixiyaan ganaax dhan 22 milyan oo karoon. Qof ayaa geeriyooday kaddib markii uu ka booday balakoon....more3minPlay
May 16, 2025Wararka maanta iyo SwedenDeeqaha dadweynaha ee ururada samafalka oo sii kordhaya. Nin ayaa lagu xukumay xabsi daa'in ka dib dilkii laba qof ee ka dhacay Norrköping. Kiniin cusub oo loogu talagalay xanuunka hurda la'aanta (narkolepsi)....more3minPlay
May 15, 2025Wararka maanta iyo SwedenMarqaatiga muwaadiniinta ayaa ku kacay malaayiin iyada oo aan waxba laga faa'iidin. Kumanaan arday ah oo laga doonayo in ay dib u bixiyaan lacagta CSN. Hal qof ayaa dhintay ka dib toogashadii Talaadadii ka dhacday Uppsala....more3minPlay
May 14, 2025Wararka maanta iyo SwedenShaqo la'aanta oo hoos u dhacday saddex bilood oo xiriir ah. Waalid lagu soo oogay dacwad, taas oo la xiriirta in ay daryeelin ulkaha caruurtooda. 70 qof oo calool xanuun ku dhacay ka dib markii ay ka qayb galeen shir weeyne....more3minPlay
May 13, 2025Wararka maanta iyo SwedenRoobkii ugu yaraa ee in ka badan 100 sano. Diblomaasi sare oo Iswiidhish ah oo loo xiray basaasid. Bukaankii ugu dambeeyay oo ka baxay isbitaalka ka dib toogashadii Risbergska....more3minPlay
May 12, 2025Wararka maanta iyo SwedenIn ka badan 50 qof ayaa lagu qabtay hawlgal ballaaran oo ka dhacay aagga Östersjö. Halista dabka cawska iyo kaymaha. Wasiirka arrimaha dibadda iyo weerarrada ka socda carriga Gaza: Xaaladdii ugu darneyd illaa iyo hadda....more3minPlay
May 09, 2025Wararka maanta iyo SwedenNinka warbaahinta looga yaqaan Nytorgsmannen ayaa lagu soo oogay dacwad kufsi. Xukuumadda ayaa soowajahday dhaleeceyn kadib markii Thyberg uu ka tagay shaqadiisa. Koobka adduunka ee ciyaarta xeegada barafka ragga ee 2025 ayaa maanta bilaabanaya....more4minPlay
May 08, 2025Wararka maanta iyo SwedenCaruur iyo dhallinyaro badan oo qaata dawada xaaladda ADHD. Xildhibaanadda xisbiga Vänsterpartiet Lorena Delgado ayaan doonayn inay ka tagto xilkeeda. Maanta ayaa siyaasigii hore ee xisbiga Centerpartiet Gustav Hemming lagu soo oogay dacwad ....more3minPlay
May 07, 2025Wararka maanta iyo SwedenWiil 18 jir ah ayaa waxaa soo gaaray dhaawac halis kadib markii u dhismo ka soo dhacay. Sicir bararka oo ka hooseeyay sidii laga filayay bishii abriil. Todobo qof ayaa maanta lagu soo oogay dacwad ku saabsan dil sharaf-dhowr ah....more3minPlay
May 06, 2025Wararka maanta iyo SwedenMaxkamadda racfaanka ee Svea ayaa maanta ruumaanka dhigtay nin shalay ay sii daysay maxkamadda degmadu. Nin reer Malmö ah oo lagu xukumay inuu bixiyo 740,000 karoon oo dayactir ah. Qaybo badan oo ka mid ah isbitaalka Sollefteå ah oo la xirayo....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.