Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
April 16, 2025Wararka maanta iyo SwedenToogashadii shalay ee Eslöv oo lala xiririrnayo kooxo burcad. Booliska dalka Australia ayaa gacanta ku dhigay wiil 15 jir oo Iswiiidhish ah. Xilliga xagaaga oo soo gaaray dalka Iswiidhen....more3minPlay
April 15, 2025Wararka maanta iyo SwedenShan qof oo isbitaal loola cararay ka dib dab ka kacay guri ku yaal Helsingborg. Iswiidhishka oo cuno kalluun iyo cunto badeed oo ka yar intii hore. Ingiriiska ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay shabakadda Foxtrot iyo hogaamiyaheeda Rawa Majid....more3minPlay
April 14, 2025Wararka maanta iyo IswiidhenDegmo kale oo joojisay taageerada muusiko Yasin oo ka qeyb galayo. Qofna looma xukumin ka ganacsiga dadka. Gaadiidka ku socda xawaaraha ugu badan....more3minPlay
April 11, 2025Wararka maanta iyo SwedenNin loo xukumay haweeney oo Märsta ku dilay. Bishii Maarso, ayaa qiimaha cunnada kordhay gaarayna 5.4 boqolkiiba. Tirada carruurta dhalatay sanadkii hore ayaa ahayd tiradii ugu hooseysay ee abid la cabbiro....more3minPlay
April 10, 2025Wararka maanta iyo SwedenMidowga Yurub oo hakad galiay falcelinta canshuuraha ee ka dhanka ah Mareykanka. Haweeney hooyadeed dishay oo lagu xukumay daryeelka dhimir-daaweeynta. Labo shakhsi oo dacwad lagu soo rogay ka dib markii gabar 13 jir ah taatuu jirkeeda la mariyay....more3minPlay
April 09, 2025Wararka maanta iyo SwedenLabo qarax oo xalay ka kala dhacay Stockholm iyo Helsingborg. Sannadkaa oo celinta lacagaha canshuurahaa oo aad u badan. Bishii Maarso ee sanadkan oo ahayd bishii labaad ee ugu kululeeyd ee laga diiwaan galiyay caalamka....more3minPlay
April 08, 2025Wararka maanta iyo SwedenXukuumadda ayaa doonaysaa in ay dardargeliso casriyaynta difaaca milatariga. Xukuumadda ayaa 200 milyan ku maalgelinaysaa wax ka beddelka miisaaniyada gu'ga meelo badan oo ka mid ah guryaha SiS. Buugga Pippi Långstrump oo la tarjumay luuqadii 80-aad....more3minPlay
April 07, 2025Wararka maanta iyo Sweden8 sanno oo ay ka soo wareegatay weerarkii ka dhacay bartamaha magaalada Stockholm. Booliska ayaa soo gaba gabeeyay howlgalkii ay ka wadeen iskuul ku yaalla Hagfors. Soo jeedin cusub oo carruur iyo dhallinyaro badan ku muteysan karaan in daryeel....more3minPlay
April 04, 2025Wararka maanta iyo SwedenRickard Andersson oo ku sugnaa iskuulka Risbergska weerarka ka hor. Cashuurta kastamka cusub ee Trump oo saameynaysa shirkado badan. Labo nin oo dhallinyaro ah oo loo xukumay weerar bam-gacmeed oo lagu qaaday maqaayad ku taal Malmö jiilaalkii hore....more3minPlay
April 03, 2025Wararka maanta ee Raadiyaha SwedenDalka Kolombiya oo iibsanaya diyaarada dagaalka ee loo yaqaan Jas 39 Gripen. Shirkadda Volvo Cars ayaa ku qasbanaan doonta in ay gawaari ku sameeyso dalka Maraykanka. Tirada toogashooyinka ee ka dhaca dalka ayaa hoos u dhacay sannadkan....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.