Maanta iyo wararka radio Sweden
Degmada Västerås, oo aan dooneyn inay joojiso adeegsiga qalabka dijitaalka ah ee dugsiga xannaanada.
Eedeysan 20 jir ah Iswiidhish oo a dacwad loogu soo oogay magaalada Kobenhagen.
Greta Thunberg oo maanta booliisku ka xeeysteen ka dib markii ay ka qaybgashay dibad bax ka dhan ah shirbangiga SEB bank.