Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
May 05, 2025Wararka maanta iyo SwedenHaweeney 50 jir ah ayaa geeriyootay ka dib markii uu baaskiil jiiray. Waxaa jira xiiso weyn oo ku saabsan barashada sida loo xalliyo dembiyada. Wiil da'diisu ka yar tahay 18 sano oo dhaawaciisa laga helay xaafadda Älvsjö ee Stockholm....more2minPlay
May 02, 2025Wararka maanta iyo SwedenDabeyl xooggan oo caawa la filayo. Ninkii afaraad oo loo qabtey dilkii Uppsala. Xorriyadda saxaafadda oo sii xumaanaysa....more3minPlay
April 30, 2025Wararka maanta ee raadiyaha SwedenXeer-ilaaliye lagu xukumay sin jabin. Maxkamadda racfaanka ayaa ansixisay xukun hore oo ka soo baxay maxkamadda degmada, oo ah xabsi daain. Dacwadaha inkasso oo yaraaday balse deymaha ayaa kordhay....more3minPlay
April 29, 2025Wararka maanta ee raadiyaha Sweden17 qof oo lagu soo oogay dacwad la xidhiidha daroogo. Nin 50 jir ah oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaadhay kaalin shidaal. Xukuumada oo doonaysa in la adkeeyo madaxbanaanida garsoorka....more3minPlay
April 28, 2025Wararka maanta ee raadiyaha SwedenShan Qof oo La Xiray Kadib Dil Rasaaseed ka Dhacay Eskilstuna. Svenska Kraftnät, afar qeybood oo kala duwan ee qiimaha korontada ee hadda ka jira ee Sweden ayaa sii jiri doona. Afar qof oo loo maxkamadeeyey dhacdo Göteborg ka dhacday...more3minPlay
April 25, 2025Wararka maanta iyo SwedenXisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in uu 500 milyan oo karoon ku maalgeliyo shaqooyinka xagaaga. Alexandr oo 14 jir ah ayaa ku dhashay Iswiidhen oo la tarxiilayo Armenia. Nin sakhraansan oo gaari ku kaxeeyay 190 km waddo loogu talagalay 90 km....more3minPlay
April 24, 2025Wararka maanta iyo SwedenGöteborg oo afar qof shalay loo xiray tuhun la xiriiro lacagaha la dhaqay. Ardayda dhigata dugsiyada ayaa sheegay in aysan iskuulka ka helin kaalmo ku filan. Dad intii hore ka badan ayaa ka ashtakoonaya takoorid....more3minPlay
April 23, 2025Wararka maanta iyo SwedenWariye Joakim Medin pp dacwad loogu oogay dalka Turkiga. Shirkadda gawaarida ee Volvo oo laga yaabo in ay abuurto shaqooyin cusub. Nin aya maanta xabsi da'iin ah loogu xukumay nin oo uu ku togtay magaalada Borås....more3minPlay
April 22, 2025Wararka maanta iyo SwedenUrurka shaqaalaha macalimiinta oo doonaya in hay'adda MSB ay baarto isticmaalka app-ka amniga. Hay'adda caafimaadka oo ku boorisay in dad badan oo da'a ah ay is talaalaan. Dhammaan xubnaha guddiga waayeelka ee degmada Uppsala ayaa is casilay....more3minPlay
April 17, 2025Wararka maanta iyo SwedenQoys reer Göteborg ah oo lagu helay dambiyo daroogo oo halis ah. Nin lagu tuhunsanyahay in uu dembi ku galay degmeda Botkyrka oo Ciraaq lagu xiray. Nin 24 jir ah oo loo xukumay dil ka dhacay Eskilstuna ayaa lagu xiray Turkiga....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.