Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
March 19, 2025Wararka maanta iyo SwedenDilkii ka dhacay xaafadda Märsta. Dhaca deytinka amashukaansiga aaladda internetka. Dhowr ashkato oo loo gudbiyey JO....more3minPlay
March 18, 2025Wararka maanta iyo SwedenMacallin carruurta afka ka sharooteeyey oo shaqada laga eryay. Daawo fayraska RS ka difaaceysaa dhammaan dhallaanka cusub. Warbixinno ku saabsan hanjabaad iyo cunfi loo geystay markhaatiyaal....more4minPlay
March 17, 2025Wararka maanta iyo SwedenDawooyinka oo qaali noqonaya. Qiimaha cuntada iskuullada. Matoorada doonyo la xaday....more3minPlay
March 14, 2025Wararka maanta iyo SwedenLabo nin ayaa xalay ka baxsaday xero qaxooti xiran oo ku taalla Åstorp, Skåne. Qarax xooggan ayaa fiidnimadii khamiistii shalay ka dhacay guri ku yaalla Göteborg. Xilliga hargabka ayaa si gaar ah aad ugu haleelay bukaannada da'da yar....more3minPlay
March 13, 2025Wararka maanta iyo SwedenWadarta sicir-bararka ayaa ahaa 2.9 boqolkiiba bishii Feberaayo. Qof kale oo lagu daryeelayay isbitaalka Örebro ayaa la soo saaray. Dhaqtar sare oo ka tirsan cisbitaalka jaamacadda Sahlgrenska ee magaalada Göteborg ayaa shaqada laga eryay....more3minPlay
March 12, 2025Wararka maanta iyo SwedenSiyaasadda cimilada Iswiidhan oo uu is bedel ku yimid. 7.2 boqolkiiba xooga shaqaalaha ayaa ah shaqo la'aan, sida uu xafiiska shaqada sheegay. Haweeney ayaa ku geeriyootay isbitaal kadib markii takhtar ku qornaa qaybta degdega oo imanin....more3minPlay
March 11, 2025Wararka maanta iyo Sweden12 qof oo biyo ku qarqamey labadii bilood ee sannadka ugu horreeyey. Dhoofinta qalabka militariga Iswiidhen oo kordhay sannadkii hore 2024-kii. Farshaxaniiste Britta Marakatt-Labba ayaa samaysay mid ka mid ah farshaxanada ugu wanaagsan qarnigan....more3minPlay
March 10, 2025Wararka maanta iyo SwedenIswiidhen oo Qaza ku taagereysa 300 milyan oo koroon. Nin ayaa dacwad loogu oogay dilkii Ica Maxi ee Norsborg. Carruur iskuulka barbaarinta dhigata oo afka sharooto looga duubay....more3minPlay
March 07, 2025Wararka maanta iyo SwedenXildhibaan ka tirsan SD oo is casilay. SJ oo maalgelinaysaa tareenno cusub. Biyo isbitaal aan la cabi karin....more3minPlay
March 06, 2025Wararka maanta iyo SwedenWiil dhallinyaro ah oo toogasho loo soo xiray. Nin is-dilay ka dib markii la tarxiilay. Wiil 14-jir ah ayaa ku dhintay goob shaqo. ...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.