Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
July 31, 2025Wararka maanta iyo SwedenNidaamka cusub ee xuduudaha oo dhawaan galayo. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla Malmö. Xeerarka dareeraha ee duullimaadyada oo isbdel ku yimid....more3minPlay
July 30, 2025Wararka maanta iyo SwedenXisbiga Socialdemokraterna oo doonayo in Qaza uu gaarsiyo caawimaad. Ganacsiga tafaariiqda ee iibka dukamaada oo kordhay bishii Juun. Kumanaan kalluun oo ku dhintay wabi ku yaalla Laholm....more3minPlay
July 29, 2025Wararka maanta iyo SwedenNin dhalinyaro ah ayaa lagu xukumay xabsi daain kadib markii uu dilay nin 25 jir ah. Qof ayaa loo xiray tuhun ah isku day dil, kadib toogasho ka dhacday guri ku yaal Södertälje. Wax-soo-saarka guud ee dalka Iswiidhen ayaa ku kordhay 0.9 boqolkiiba....more3minPlay
July 28, 2025Wararka maanta iyo SwedenDad badan oo hooy la'aan ah kadib dabkii ka kacay Hudiksvall. Hay'adda saadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobab mahiigaan ah. Xulka qaranka Ingiriiska oo ku guuleystay koobka haweenka ee Yurub....more3minPlay
July 25, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenLabbo nin oo xabsi dheer loogu xukumay toogasho ka dhacday saldhiga dhexe ee Lund. Shaqo la'aanta oo weli ah mid aad u sareysa. Digniinno laga soo saaray roob mahiigaan ah oo da'aya manta oo Jimcaha ah....more3minPlay
July 24, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenIswiidhishka jooga Kamboodiya oo loogu baaqay inay taxaddaraan. Xabsi adag oo lagu xukumay nin bam gacmeed ku tuuray maqaaxi. 14 neef oo Ido ah oo Biriqi dishay....more3minPlay
July 23, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenQarax ka dhacay albaabka guri dabaq ah oo ku yaala Södertälje. Roob muddo bil ah dai lahaa oo la filayo in uu hal maalin gudaheed. Duuliye-diyaaradeed oo la xiray isaga oo sakhraansan....more3minPlay
July 22, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenSMHI oo soo saartay digniin ku saabsan roobab ka da'a Götaland. Ku dhawaad 500 oo rakaab oo ku xanibmay saldhiga tareen duleedka Skellefteå. Ryanair oo ka fiirsanaysa kordhinta gunno ay siiso shaqaalaheeda socda rakaabka wata shandadaha waaweyn....more3minPlay
July 21, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenDadka degan Långsele oo lagu booriyay i ay karsadaan biyaha loo isticmaalo cuntada iyo cabitaanka. 39 jir ah oo maxkamadi ku heshay danbi ah ka ganacsiga daroogada iyo hubka Sweden soo gala. Labba ruux oo loo xiray qarax xalay ka dhacay Malmö....more3minPlay
July 18, 2025Maanta iyo wararka radio SwedenSoo galootiga ka yimid dalalka ka baxsan qaaradda Yurub oo isaga guuraya Sweden. Gabar 15 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ah isku dayday dil gabar kale Hayadda SMHI oo soo saartay digniino ku saabsan khatarta dab oo ka kaca kaymaha....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.