Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
August 28, 2025Wararka maanta iyo Sweden60 iskuul oo lagu sameeyay kormeer aan hore loo sii ogaysiin. Tababar degdeg oo la siin doono shaqalaha maktabadaha iskuulaadka. Halis weyn ooka jirta in dab kakaco kaymaha qaybo kamida wadanka....more2minPlay
August 27, 2025Wararka maanta iyo SwedenWaalidiin qorsheynayay inay gabadhooda u guuriyaan oo xabsi lagu xukumay. Biyo la'aantii ka jirtay Stockholm oo haatan yaraatay. Ukun dib loo celinayo oo bakeeriyada salmonella ku jiri karta....more3minPlay
August 26, 2025Wararka maanta iyo SwedenXisbiga S oo ugu yeeray Strömmer guddiga garsoorka kadib cunfi cusub. Dacwad laga soo oogay oorso iyo ilmaheeda oo la ugaarsaday. Aag cod dhaqan oo laga hirgelinayo Göteborg....more3minPlay
August 25, 2025Wararka maanta iyo SwedenThailand oo Iswiidhen ka iibsaneeyso diyaarado nooca dagaalka ah. Kumanaan dumar ah oo ku qasbanaan doono in ay baaritan cusub oo kansarka sameeyaan. Barnaamijka Musikhjälpen oo sannadkan lagu qaban doono Karlstad....more3minPlay
August 22, 2025Wararka maanta iyo SwedenXukuumadda ayaa doonaysaa hirgelinta xarumo taageero oo lagula tacaalo tacaddiga sharafka dhammaan gobollada dalka. Iswiidhan waxay cambaareyneysa qorshaha degaanka ee Daanta Galbeed. Ganacsiga second- hand-ka oo kordhay....more3minPlay
August 21, 2025Wararka maanta iyo SwedenNin hanjabaad udiray iskuul kuyaal magaalada Halmstad oo la qabtay. Nin lagu tuhunsan yahay in uu argagixisada maalgaliyo oo dacwad lagu soo oogay. Carruurta Iswiidhen ku dhalanaysa oo yaraatay....more2minPlay
August 20, 2025Wararka maanta iyo Sweden1,050 qof oo loo aqbalay in ay bilaabaan tababarka booliska dayrtan. Wiil 17 jir ah oo lagu xukumay 8 sano oo xabsi kadib dilkii ka dhacay Malmö. Qiimaha korontada ayaa ku sii socda heerar cusub oo sareeya cirifyada koonfur ee Iswiidhen....more3minPlay
August 19, 2025Wararka maanta iyo SwedenHal qof oo lagu tuhunsan yahay dilkii ka dhacay Örebro ayaa la xiray. Xisbiga Centerpartiet ayaa jawaaba uga fadhiya wasiir Forssmed diyaargaroowga Iswiidhen ee ku saabsan cudurada faafa. Buurnida oo ah khatarta ugu weeyn ee wadne xanuunka....more3minPlay
August 18, 2025Wararka maanta iyo SwedenNin kooxa dambiilayaasha katirsan ayaa laga soo dhiibay Chile lana keenay Iswiidhen. Waxaa maanta furmay kiiska maxkamadaynta lataliyihii hore amniga qaranka , Henrik Landerholm. Ilmo yar oo shil gaari ku dhintay magaalada Nyköping....more2minPlay
August 15, 2025Wararka maanta iyo SwedenDadka qaadacaya iibsiga khamriga Mareykanka oo sii kordhaya. Shacabka aagga Stockholm oo lagu boorriyay in ay yareeyaan isticmaalka biyaha. Digniin ku saabsan roob onkod wato oo ka da'ayo qaybo ka mid ah Iswiidhen....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.