Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.
July 03, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenNin Iswiidhish ah oo si xun loo garaacay magaalada Copenhagen oo geeriyooday. Dhakhtar ilko oo 7 ilig ka siibay bukaan. Labbo qof oo basaanimo loo heeysto oo Rummaanka la dhigay....more3minPlay
July 02, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenXukuumadda Sweden oo goaansatay inay sii waddo taageeradii muranka dhalisay ee Soomaaliya. Dad xabsiyo kala duwan loogu xukumay dil ka dhacay Örebro. Toogasho dil ah oo ka dhacday Malmö habeenimadii Arbacada....more3minPlay
July 01, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenIswiidhen malaayiin karoon ugu deeqayso Venezuela oo dhawaan Dhulgariir ku dhiftay. Xukuumadda iyo SD oo baaraya sidii Calaamad Cas loo saari lahaa xubnaha kooxaha dembiyada abaabulan. Google oo magdhow siineysa shirkada PriceRunner ee Sweden....more3minPlay
June 30, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenSweden iyo Faransiiska oo caawa fooda is dari doona. Xukuumadda o taageero lacageed siineysa SR iyo SVT si loogu magdhabo kharashaadka kordhay ee shabakada baahinta dhulka. Wax soo saarka Dalagga ee sannadkan oo ah ka yaraan doona kii sannadkii hore....more4minPlay
June 29, 2026Wararka raadiyaha IswiidhenPoland oo maraakiibta quusta Sweden ka iibsanaysa. Qiimaha karoonka oo hoos u dhacay. 12 nooc oo Qaraha ka mid ah oo gobolka Skåne hadda lagu tijaabinayo....more3minPlay
June 26, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenNin lagu xukumay xabsi daain kadib dil laba qof ah oo Göteborg ka dhacay Khatar dab oo aad u sareysa oo ka jirta meelo badan kadib mowjad kulayl Nin aan isticmaalin kondhom ayaa lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah...more3minPlay
June 25, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenKulaylki oo hadda imaanaya Hadda ayaa goaan laga gaarayaa masiirka Sweden ee Koobka Adduunka Heerar PFAS oo aad u sarreeya oo laga helay xayawaan lagu toogtay agagaarka Landvetter...more4minPlay
June 24, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenMaxkamadeynta Greta Thunberg oo ka bilaabatay Copenhagen Saamiga dadka dhiig bixiya oo hoos u dhacaya Alaabta carruurta iyo dahabka oo laga baarayo sun...more3minPlay
June 23, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenNin 64-jeer kaxeeyey gaari isagoon aan laysan wadan Haweeney ka shaqeysa HVB oo lagu soo oogay kufsi carruur Faras yar oo ay yey weerartay...more3minPlay
June 22, 2026Wararka Raadiyaha IswiidhenDigniin la xiriirta heerkul sare Xisbiga Moderaterna ayaa doonaya in la baaro suurtagalnimada in la laba jibbaaro ciqaabta dambiyada lagu geysto xiriirka dhow. Malaayiin la rabay inay carruurta lagaga ilaaliyo dembiyada oo aan la isticmaalin...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,206 episodes available.