Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Sida ay muujineyso cilmi-baaris laga sameeyey Iswiidhen iyo Norway ayaa muujineysa siinta caruurta yar subagga lawska, ukunta iyo caanaha oo yaraysneyso khatarta ah inay xasaasiyad u ye yeeshaan noloshooda dambe.iyo
Fiidnimadda caawa oo salaasa ah, saacadu marka ay tahay, 18.30 ayaa xulka qaranka gabdhaha Iswiidheni ay la kulmidoonaan dhiggooda xulka Brazil, kulan addag ka hore tartanka horyaalka kubbadda cagta ee Yurub.