Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Saddex qof oo rummaanka loo dhigey faldembiyeed oo ka dhacay xaafadda Södermalm ee Stockholm.
Saddex qof oo kale oo lagu soo oogey iney ka dambeeyeen dil nin soddomeeyo jir ah xaafadda Fittja bishii maarso 2024.
Xukuumadda oo u magacawday agaasimeyaal cusub heyadda hoggaanka bulshada iyo wakaaladda kastamka.