Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Maanta oo ay bishu tahay 19ka jannaayo, oo ah maalin ka hor maalintii ay walidiinta carruurta lahi, heli jireen lacagta tageerada carruurta, Barn bidrag, ayaa loogu yeeraa maalinta sannadka ugu faqiirsan,
Sannadkii tagay ee 2022 ayaa Iswiidhen laga diiwaangeliyey dacwad dembiyeedyo dhan ku dhowaad 1 440 000, sida ku cad tirakoobka ururka ka hortagga dembiyada ee (Brå).
Sannadkii tagay ee 2022 ayey ardeyda dhigata fasalka lixaad ey shantii ardeyba saddex ka mid ah ey doorteen barashada luuqadda isbaanishka, waana tiro kor u kacday 10% tobankii sannadood ee ugu dambeeyey.