SPM News: Somali

Sharciga cusub ee codbixinta ee Iowa ayaa wajahaya loolan sharci


Listen Later

Sharciga cusub ee codbixinta ee Iowa ayaa wajahaya loolan sharci. Badhasaabka Kim Reynolds ayaa shalay saxeexay sharciga uu jamhuurigu taageero. Waxay soo gaabisay waqtiga loo oggol yahay goor hore, boostada, iyo Maalinta Codbixinta codbixinta waxayna wax ka beddello badan oo dheeri ah ku sameysay hannaanka doorashada ee Iowa. League of United Latin American Citizens of Iowa ayaa dacwada geeyay. Qareenada ayaa ku doodaya in sharciga cusub uu yahay mid aan dastuurka waafaqsanayn. Reynolds ayaa
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

SPM News: SomaliBy Halima Osman


More shows like SPM News: Somali

View all
SBS Somali - SBS Afsomali by SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

9 Listeners