After receiving a fine for not wearing his motorbike helmet correctly, Hugo decides to have the matter heard in court. His story explains how Parliament, government and the courts have different roles, and how some official decisions can be questioned. - Hugo wuxuu maxkamad geeyey ganaax lagu saaray qaabka uu u xirnaa koofiyadda mootada. Sheekadiisa ayaana lagu sharxayaa sida awoodda dowladda Australia loo kala qaybiyey, kaalinta ay leeyihiin baarlamaanka, dowladda iyo maxkamaduhu, iyo sida go’aannada rasmiga ah dib loogu eegi karo ama su’aal looga keeni karo.
How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, kaas oo sheekooyin dhab ah iyo sharraxaad fudud kuugu muujinaya sida ay u shaqeyso dowladda Australia, sida sharciyada loo sameeyo ama wax looga beddelo, iyo sida aad adiguna codkaaga uga dhiiban karto arrimaha ku khuseeya.
Dhageyso taxanaha oo dhan, sidoo kalena ka hel noocyo kooban oo ku baxaya 60 luqadood bogga How Australia Works main page.