Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Waa isla wadaag fikrado kala duwan iyo wacyigalin iyo sidaan Ufa qayb qadan lahayn isdhexgalka bulshada aan la noolnahay !... more
FAQs about Sharing Experiences:How many episodes does Sharing Experiences have?The podcast currently has 11 episodes available.
November 21, 2022Sheekadii mamma Afrika iyo maxaa laga faiidaa isdhexgalka bulshada!Waxa uu ku saabsan intee in la eg ayaad soo bandhigii kartaa adigoo raadinayo darajo kale iyo walina adigoo ka masuul ah dadkaaga ....more8minPlay
November 14, 2022Waagii baryaba maxuu kugu baryay adigoo dhinacwalba ka eegayaa.Waa wacyi galin ku saasan in uu qofwaliba wax soo kordhinkaro....more7minPlay
October 23, 2022MAXAA KA CUSUB SWEDANWaa wacyigalin oo ah intee in la eg ayaad ka fahansantahay iyo sidee ayaad u horumarin lahayd nafsadaa!โ๐...more5minPlay
August 18, 2022DARYEELKA IYO BARAARUJINTA FAMILKA.Waa aqoon iyo wacyigalin familka wadanka Swedan degan....more8minPlay
March 02, 2022COD BIXIYE NOQO,,EE HA NOQON MID DHAWAQA!Wuxuu mowduuco yahay noqo mid codkiisa dhiibta oo ka dhexmuuqdo bulshada ee ha noqon mid hadalkiisa aan meel gaarsiisnay oona micna badan ku fadhin....more9minPlay
February 23, 2022SII NAFSADADA 10 DAQIIQO WAAGII BARYABA.Hadaad tahay qof nafsadiisa horumar u doonayo ,waxa u qaadanaya go,aan cad .goaankaas waa midka ku jahaynaya qofka uu yahay iyo waxa uu doonayo....more7minPlay
February 16, 2022ISDHEXGALKA BULSHADA!Maxay tahay faaiidada ku jirta isdhexgalka bulshada...more6minPlay
January 24, 2022Waa aqoon korarsi oo ah sidaan ugu istaagi lahayd dadkaaga.Waa dhiiri galin oo ku socota waladiinta iyo dhalinyarada,,,oo hadana qolwaliba masuul iska saaro sidaan u garab qabayn lahayn caruurta,,,iyo qaybo badan oo aan u kala qaadi doona barnaamijka....more7minPlay
December 16, 2021QOFKEE AYAD TAHAY?Waa suaal is waydiin leh,,qofka QOFKEE AYUU YAHAY,,,,waa suaal micno wayn xanbaansan waa haduu qofku qeexo....more5minPlay
December 12, 2021Ma tahay qof ku fakarayo isbedel 2022?Waa isla wadaag oo ah fikrada kala duwan iyo sidee qofba qofka kale u baraarujin karaa, taasna ayaa horumar lagu gaari kara....more3minPlay
FAQs about Sharing Experiences:How many episodes does Sharing Experiences have?The podcast currently has 11 episodes available.