Dadka degan Degmada Woodbury ee 16 jir iyo wixii ka sareeya ayaa hada awooda inay isdiiwaangaliyaan talaalka coronavirus. Deganayaashu hadda way iska qori karaan xarumaha soo socda ee tallaalka COVID-19 ee lagu qaban doono Talaado, Abriil 6th, iyo Khamiista, Abriil 8th Xarunta Siouxland Expo Center. Waxaad iska diiwaan gelin kartaa khadka tooska ah ee Waaxda Caafimaadka Degmada Siouxland oo ah siouxlanddistricthealth.org Siouxland District Health iyo Morningside Colleg waxay barri xarunta