SPM News: Somali

Somali News 05.03.21


Listen Later

Booliska magaalada Sioux City ayaa sheegay in labo qof loo xiray laguna eedeeyay dilka nin la toogtay ka dib markii uu u soo gurmaday saaxiibtiis oo la weerarayay. 22-sano jir Martez Harrison, oo ka tirsan magaalada Sioux City, ayaa dhintay ka dib markii lagu toogtay agagaarka 1-dii subaxnimo ee Sabtida banaanka baar Uncle Dave ee West Third Street. Waaxda Booliska Magaalada Sioux ayaa dib u eegis ku sameyneysa dhacdo ka dhacday horaantii Khamiista magaalada Perkins oo u dhow magaalada Sioux
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

SPM News: SomaliBy Halima Osman


More shows like SPM News: Somali

View all
SBS Somali - SBS Afsomali by SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

9 Listeners