SPM News: Somali

Somali News 06.18.21


Listen Later

Nebraska iyo South Dakota waxay xireen xafiisyada gobolka maanta si ay u sharfaan Fasaxa cusub ee Dowlada Dhexe. Juneteenth waa maalin lagu xuso dhamaadka addoonsiga Mareykanka gudihiisa 19-kii Juun, 1865. Si kastaba ha noqotee, Gudoomiyaha Gobolka Iowa Kim Reynolds waxba kama uusan sheegin Juneteenth. Gobolku wuxuu bilaabay inuu aqoonsado fasaxa 2002, hase yeeshe, shaqaalaha gobolku ma helaan maalin mushaar ah. Reynolds ayaa saxeexay tallaabo booliis taageersan oo sharci laga dhigayo shalay.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

SPM News: SomaliBy Halima Osman


More shows like SPM News: Somali

View all
SBS Somali - SBS Afsomali by SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

9 Listeners