SPM News: Somali

Somali News 06.23.21


Listen Later

Nin 20 jir ah oo ka soo jeeda magaalada Sioux City ayaa qirtay inuu toogasho ku dilay haweeney xaflad ka socotay sanadka cusub. Christopher Morales ayaa qirtay dambiga dil labaad oo ah geerida 18 jir Mia Kritis (kree-tis). Waa ladilay sadex qof oo kalena waa la dhaawacay markii Morales iyo kuwa kale ay rasaas ku rideen guri. Morales walaalkiis oo 18 jir ah ayaa lagu eedeeyay dil darajo heerka koowaad ah. 18 sano jir kale ayaa qirtay dambiga dil labaad. Xeer ilaaliyaha guud ee Iowa Tom Miller
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

SPM News: SomaliBy Halima Osman


More shows like SPM News: Somali

View all
SBS Somali - SBS Afsomali by SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

9 Listeners