SPM News: Somali

Somali News 06.28.21


Listen Later

Gudoomiyaha Pete Ricketts ayaa soo afjaray Xaalada Degdega ah ee COVID-19 ee Nebraska. Waxay bilaabatay 13-kii Maarso ee sanadkii hore. Amarada badankood waxay dhacayaan dhamaadka bisha, dhowr maalmood gudahood. Ricketts ayaa sheegay in kaliya 27 ay kujiraan isbitaalada gobolka, ayna tahay waqtigii si caadi ah loogu soo laaban lahaa. Wuxuu ku booriyay dadka inay is talaalaan si loo yareeyo faafitaanka cudurka. Barnaamijka Imtixaanka Nebraska wuxuu dhammaan doonaa 31-ka Luulyo iyadoo maalinta ugu
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

SPM News: SomaliBy Halima Osman


More shows like SPM News: Somali

View all
SBS Somali - SBS Afsomali by SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

9 Listeners