SPM News: Somali

Somali News 07.16.21


Listen Later

Heerka shaqo la’aanta ee Iowa ayaa waxyar kor ugu kacay 4% bishii Juun iyada oo dad badan oo degan ay bilaabeen inay shaqo raadsadaan. Iowa Workforce Development ayaa soo warisay jimcihii in heerka shaqo la'aanta uu ka kordhay 3.9% bishii May. Heerka shaqo la'aanta ee Nebraska ayaa ku dhowaad aan isbeddelin bishii la soo dhaafay halka heerarka qaar ka mid ah magaalooyinkeeda ugu waaweyn ay waxoogaa kor u kaceen. Waaxda Shaqada ee Nebraska waxay leedahay gobolka oo dhan, heerka shaqo la'aanta
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

SPM News: SomaliBy Halima Osman


More shows like SPM News: Somali

View all
SBS Somali - SBS Afsomali by SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

9 Listeners