SPM News: Somali

Somali News 10.01.21


Listen Later

Xaakim ayaa ku xukumay nin u dhashay South Carolina inuu hooyadii tooreey ku dilay sanadkii hore magaalada Sioux. Paul Belk waxaa lagu xukumay dil darajada labaad ah geerida hooyadiis Lisa bishii Abriil ee 2020. Belk wuxuu galay difaac waali ah. Garsooraha ayaa xukumay in Belk uusan waalnayn markii uu dilay hooyadii laakiin isticmaalka marijuana uu uga sii daray xanuunka dhimirka. Ciidanka Ilaalada Gobolka Iowa ayaa si buuxda u soo bixi doona dhammaadka toddobaadkan si ay isugu dayaan inay isku
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

SPM News: SomaliBy Halima Osman


More shows like SPM News: Somali

View all
SBS Somali - SBS Afsomali by SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

9 Listeners