Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Somalipodd:How many episodes does Somalipodd have?The podcast currently has 8 episodes available.
October 30, 2022Aan u ducayno Somalia 🇸🇴Aad buu qalbigu noo xanuuney. ILAAHAYOO umada soomaliyeed u sahal 🤲🏼...more5minPlay
October 30, 2022Isku soo noqod wacanWe are back, we miss you! Mudo badan ka dib waanu soo laabaney....more3minPlay
June 02, 20215.DIRISLE:Qaadka iyo Is cadayntaQeybtan waxaa Nala jooga martisharaf oo ah Dirisle , Ugbaad , Sucaad....more24minPlay
May 20, 20214.Weerarka maskaxiyanka ah!Raga qaar sheekada iyo dumarka sida loo la hadlo khalad bay ka fahansanyihiin. Maxaa sababay in aanay soomalidu aaneyn aaminsaneyn xanuunada nafsiyanka ah? Dumarka ma waxa lagu hayaa cadaadis maskaxiyan ah?...more14minPlay
March 23, 20213.Ciyaal ha dhalin hadii aanad...Dhageyso wax ka baro waxna ka qaado waa waano wacdi....more47minPlay
March 11, 20212.Ayuutadii buu la goostay🥺Waxa qeybtan martidii koobaad noo ah Muna. Waxayaalaha aanu ka hadlayo qeybtan waxa ka mid ah guurka iyo in leysku doori karo lamaanaha.Muna sheeko qosol badan ayay ka sheekeyneysaa. Iyo talooyin badan oo aan jeclanay inan idinla wadagno dhageysi wanaagsan❤️...more38minPlay
February 23, 20211.Guurka ha layskaba daayo !Goormay ugu haboontahay in ay gabdhuhu aqal sameystaan? Ciyaal dhalid maxaa sabab looga dhigaa? Waxbarasho iyo guur keeba muhiimsan? Da’da yar ee hablaha lagu guursado ! Nin wuu tagaa waanuu imaadaa, taada raac markaste.💜...more15minPlay
February 23, 2021HORDHACKan waxa weeye hordhicii qeybta kobaad oo aan kaga hadli doono waxyaabo badan oo wax ka qabasho u bahaan....more2minPlay
FAQs about Somalipodd:How many episodes does Somalipodd have?The podcast currently has 8 episodes available.