Sign up to save your podcasts
Or

Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday daraasad ku saabsan dakhliga
Maamulka Gobolka Banaadir, taas oo iftiimineysa ilaha dakhli ee Gobolka Banaadir,
sharciga uruurinta canshuuraha, hannaanka wargelinta muwaaddinka, caqabadaha
canshuur uruurinta iyo sida dakhligaas loo kharash-gareeyo.
Qeybtan 55-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Farhan Isak Yusuf oo ah
Agaasime Ku xigeenka SPA, SPA Research Director & qoraaga daraasadda, ayaa ku
gorfeynaya nuxurka natiijooyinkii ugu muhiimsanaa ee lagu ogaaday daraasadda.
Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast
· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)
· Email us at [email protected]
Thanks for listening!
By Somali Public AgendaDhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday daraasad ku saabsan dakhliga

205 Listeners